{"id":42452,"date":"2017-09-14T13:13:39","date_gmt":"2017-09-14T11:13:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42452"},"modified":"2017-09-14T13:13:39","modified_gmt":"2017-09-14T11:13:39","slug":"warbixin-khilaafka-khaliijka-oo-hoos-u-dhac-u-kenay-dhaqdhaqaaqii-iibka-maydiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42452","title":{"rendered":"warbixin : Khilaafka Khaliijka oo hoos u dhac u kenay dhaqdhaqaaqii iibka Maydiga"},"content":{"rendered":"<p>Puntland waxay ka mid tahay deegaanada hodonka ku ah dhirta ay ka<br \/>\nbaxaan Xabkaha sida Maydiga oo ka baxa qaybo badan oo kamid ah<br \/>\ngobolada Puntland gaar ahaan Gobolada Bari, Sanaag iyo Gardafuu.<\/p>\n<p>Ka Ganacsiga Maydiga ayaa waxaa ku xiran oo ka shaqaysta xoogmaalato,<br \/>\nshaqaale iyo ganacsato badan iyadoo loo dhoofiyo dalka dibadiisa oo<br \/>\nloo iib geeyo jasiirada carabta iyo dalalka khaliijka gaar ahaan<br \/>\nBoqortooyada Sucuudiga iyadoo uu dhaqaale xoog lihi dalka uga soo<br \/>\nxaroon jiray ganacsigaasi , dhaqaalahaasi oo ay ku tiirsanaayeen<br \/>\nboqolaal kun oo qoys .<\/p>\n<p>Hoos u dhaca ku yimi dhaqdhaqaaqa iibka maydiga ayaa ku biiraaya hoos<br \/>\nu dhac ballaran oo sidoo kale saameeyay shaqadii kaluumaysiga xeebaha<br \/>\nPuntland oo ay horay saamayn xoog wayn ugu yeesheen dagaalada dalka<br \/>\nyaman oo ahayd suuqa ugu wayn oo ay kaluumaysato u iib gayn jireen wax<br \/>\nsoo saarkooda<\/p>\n<p>Dr. faatax cali c\/raxmaan oo kamid ah ganacsatada maydiga ayaa uga<br \/>\nwaramay warbaahinta sababaha keenay hoos u dhaca ku yimaaday<br \/>\ndhaqdhaqaaqa iibka maydiga asagoo marka hore sheegay in hoos dhacaas<br \/>\nuu kala mid yaha xoolaha nool iyo kaluumaysiga<\/p>\n<p>Dr. faatax cali ayaa intaasi ku daray in xiisada ka dhex aloosan<br \/>\ndalalka khaliijka carabta ay saamaynta ugu wayn ku yeelatay hoosu<br \/>\ndhaca ku yimid dhaqdhaqaaqa iibka maydiga kadib markii uu istaagay<br \/>\ndhaqdhaqaii ganacsi ee dalalkasi dhexdooda ahaa iyadoo uu hoos dhac ku<br \/>\nyimi qiimihi lagu iib gayn jiray<\/p>\n<p>Dr. faatax cali ayaa dhinaca kale sheegay in ay sidoo kale ay hoos u<br \/>\ndhacday tayada , sida tayadii mushaadka iyadoo oo ay arintaas sababtay<br \/>\nabaaraha soo noqnoqday ee ka jiray deegaanada soomalida oo ay kamid<br \/>\nahaayeen deegaanada Puntland waxaana uu maydigu maraa dhawr sieyn ah<br \/>\nsi tayada Xabkaha looga dhigo kuwo ku haboon in Suuqyada dibada loo<br \/>\niib geeyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Dr. faatax cali ayaa sheegay in ay sababaha ay kamid tahay<br \/>\nsharciyada oo ay dawlada sucuudigu ku adkeeysay dadkii wasici jiray<br \/>\nmaydiga iyo sidoo kale dawlada Puntland oo inay cashuur ka qaado<br \/>\nmaahee aan waxna u qaban ilaha dhaqaalaha ee shacabku ku tiirsanyahay<\/p>\n<p>Iayadoo dawlda Puntland iyo wasaarada ganacsigu ay ku fashilmeen<br \/>\ndoorkii laga rabay ee loo igmaday , waxayna ka gaabiyeen inay suuqyo u<br \/>\nraadiyaan ilaha dhaqaalaha ee shacabku ku tiirsanyahay sida khayraadka<br \/>\nbaddaha, xoolaha nool iyo maydiga<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42453\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5.jpg\" alt=\"29b5\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42454\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5a.jpg\" alt=\"29b5a\" width=\"642\" height=\"856\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5a.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5a-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5a-768x1024.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5a-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5a-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 642px) 100vw, 642px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42455\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5b.jpg\" alt=\"29b5b\" width=\"640\" height=\"1138\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5b.jpg 750w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5b-169x300.jpg 169w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5b-576x1024.jpg 576w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5b-292x519.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b5b-638x1135.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nmohamed haaji<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland waxay ka mid tahay deegaanada hodonka ku ah dhirta ay ka baxaan Xabkaha sida&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42453,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42452","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1435,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42452"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42456,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42452\/revisions\/42456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42453"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}