{"id":42488,"date":"2017-09-16T12:45:41","date_gmt":"2017-09-16T10:45:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42488"},"modified":"2017-09-16T12:45:41","modified_gmt":"2017-09-16T10:45:41","slug":"daawo-video-ciidanka-xoogga-puntland-oo-wajigii-labaad-ee-dhirayn-ah-ka-bilaabay-magaalada-qardhosawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42488","title":{"rendered":"Daawo Video: Ciidanka Xoogga Puntland oo Wajigii Labaad ee Dhirayn ah ka bilaabay magaalada Qardho(Sawirro )"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Puntland ee PSF ayaa ka bilaabay magaalada Qardho wajigii labaad ee lagu dhiraynayo Waddooyinka magaalada .<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa isu xil-saaray iney dhireeyaan magaalooyinka Puntland ,kaasoo uu hormuud u yahay Agaasimaha guud ee PSF Gen. Asad Cismaan Cabdullaahi(Diyaano).<\/p>\n<p>Maamulka gobolka,kan degmada Qardho,saraakiisha ciidamada xoogga Puntland iyo kuwa gobolka Karkaar ayaa ka qeybgalay wajiga labaad ee lagu dhiraynayo magaalada Qardho.<\/p>\n<p>Col. Bashiir Bicir Faarax Guutaale oo loo xil-saaray Kormeerka iyo habsami u socodka shaqada dhiraynta degmada Qardho ayaa sheegay in ciidanka Xoogga Puntland ka go\u2019an tahay difaaca iyo dalka horumarkiisa.<\/p>\n<p>Duqa degmada Qardho Cabdi Siciid Dheere ayaa u mahadceliyey Madaxda iyo Saraakiisha ciidamada Xoogga Puntland dhiraynta ay ka wadaan magaalada Qardho.<\/p>\n<p>Guddoomiye Kuxigeenka gobolka Karkaar Warsame Macalin Cabdi ayaa sheegay in muuqaal ahaan Qardho shalay iyo maanta kala duwan tahay,wuxuuna u mahadceliyey Agaasimaha guud ee Ciidamada PSF ee ku howlan qurxinta magaalada.<\/p>\n<p>Muddooyinkii u dambeeyey ciidamada Xoogga Puntland ee PSF ayaa waday mashaariicyo horumarineed oo iskaa wax u qabso ah kana mid yihiin dhireynta iyo caawinta dadka danyarta ah.<\/p>\n<p>Dhirayntan ayaa qeyb ka ah mashaariicyo kale oo laga sameeyey magaalooyinka Gaalkacyo,Garoowe iyo Boosaaso,waxayna ballan qaadeen in kuwa kalena la bilaabi doono.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Rq_kunXx2Sg\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42489\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9a.jpg\" alt=\"29b9a\" width=\"664\" height=\"443\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9a.jpg 1144w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9a-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9a-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9a-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 664px) 100vw, 664px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42490\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9b.jpg\" alt=\"29b9b\" width=\"663\" height=\"442\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9b.jpg 1144w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9b-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9b-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 663px) 100vw, 663px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42491\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9c.jpg\" alt=\"29b9c\" width=\"663\" height=\"442\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9c.jpg 1144w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9c-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9c-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9c-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9c-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9c-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29b9c-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 663px) 100vw, 663px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Puntland ee PSF ayaa ka bilaabay magaalada Qardho wajigii labaad ee lagu dhiraynayo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42490,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1735,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42492,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42488\/revisions\/42492"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42490"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}