{"id":42539,"date":"2017-09-19T12:29:46","date_gmt":"2017-09-19T10:29:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42539"},"modified":"2017-09-19T12:29:46","modified_gmt":"2017-09-19T10:29:46","slug":"ciidamada-booliska-soomaaliya-oo-kala-wareegay-qalab-xafiiseed-bolisiska-amisom-ee-au","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42539","title":{"rendered":"Ciidamada Booliska Soomaaliya oo kala wareegay qalab Xafiiseed Bolisiska Amisom ee AU"},"content":{"rendered":"<p>19 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0Ciidama Boliska AMISOM ee qaybta Gobolka Banaadir ayaa ku wareejiyay Qalab Xafiiseed Ciidamada Bolliska Somaliyeeed.<\/p>\n<div class=\"content-ad\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/296b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42540\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/296b.jpg\" alt=\"296b\" width=\"493\" height=\"584\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/296b.jpg 630w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/296b-253x300.jpg 253w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/296b-292x346.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 493px) 100vw, 493px\" \/><\/a><\/div>\n<p>Qalabkan oo ay kuu deeqday Dowlada Denmark loona soo mariayay Ciidamada Booliska AMISOM ayaa waxaa Booliska Somaliyyed ku wareejiyay Ms. Christine Alalo \u00a0oo ah taliye ku xigeenka booliska AMISSOM\u00a0 iyada oo uu ka gudoomay\u00a0 Genaral Ahmed Hassan Maalin Taliyah Booliska ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan leenahay shaqo na loo idmaday waxaana kamid ah inaan Caawino Booliska Somaliyeed haday ahaan lahayd dhisida aqoontooda,Utabo barida daba gallada, Tageerista xillayada Howlgalada anaoo taas kaduulayno waxaan samaynay.FPU (Formed Police Unit) kuwaas u shaqeeyo si joogto ah. Waxaan sidoo kale leenahay qorshooyin aan ku caawino oo ya kamid tahy Qalabka iyo dhamaan howlaha lagama mmrmaanka u ah iney ku shaqeeyaan booliska Somaliyeed\u201d. ayuu tiri MS.Allala markii ay ku wareejinaysyay qalabka booliska.<\/p>\n<p>Qalabkan oo ka koobnaaa Komputaro, nalalka cadceeda ku shqeeyo, Printro,Iyo qalab kale ayaa loo qaybin doonaa saldhigyada booliska gobolka\u00a0 Banadir.<\/p>\n<p>General Maalin ayaa ka Mahad celliya Deqda lagu wareejiyay Booliska Somaliyeed asagoo sheegay in qalabkan ka caawin doono xoojinta Sharciga iyo ku\u00a0 dhaqankiisa, isla markaana loo qaybin doono 4 Xarumood oo kamid ah saldhigyada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Booliska AMISOM ayaa had goor ka\u00a0 caawiyo Booliska Soomaaliya qayabah ay ka midka yihiin Tababarada, Aggab Xafiisyada,iyo xoojinta Ilaalinta xuquuqull Aadniga iyo ku dhaqanka sharciga Dalka u yaalo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0Ciidama Boliska AMISOM ee qaybta Gobolka Banaadir ayaa ku wareejiyay Qalab Xafiiseed&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1277,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42541,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42539\/revisions\/42541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42540"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}