{"id":42572,"date":"2017-09-21T14:59:08","date_gmt":"2017-09-21T12:59:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42572"},"modified":"2017-09-21T14:59:08","modified_gmt":"2017-09-21T12:59:08","slug":"akhriso-maamulka-galmudug-oo-isku-qilaafsan-goaanka-khaliijka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42572","title":{"rendered":"Akhriso Maamulka Galmudug oo isku Qilaafsan Go\u2019aanka Khaliijka."},"content":{"rendered":"<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">21 Sept 2017 (Puntlandes)Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey, Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo Guddoomiye kuxigeenka ayaa war wadajir ah oo ay goor dhow ka soo saareen Cadaado waxay kaga soo horjeesteen go\u2019aankii xalay ka soo baxay Madaxweyne Xaaf<span id=\"more-79427\"><\/span>, kaasoo lagu taageerayay Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee xiriirka u jaray dowladda Qatar.<\/div>\n<p>Mas\u2019uuliyiintan ayaa sheegay in aanan lagala tashan warqadii ka soo baxday Madaxtooyada Galmudug ee uu ku saxiixnaa Madaxweyne Xaaf.<\/p>\n<p>Qoraal ay si wadajir ah ay u soo saareen ayaa waxay ku sheegeen in Galmudug ay ku mowqif tahay dowladda Dhexe, ayna taageerayaan dhex dhexaadnimadii ay ka qaadatay Khilaafka Khaliijka.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa isku khilaafsan taageerida Isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka, iyadoo aan la ogeyn saameynta ka dhalan doonta xiisadan siyaasadeed ee ka dhalatay khilaafka Khaliijka, oo maamulada Soomaaliya ay ku kala aragti duwan yihiin.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka akhriso qoraal ay si wadajir u soo saareen Madaxweyne kuxigeenka Galmudug iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uhmmmm-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42573\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uhmmmm-3.jpg\" alt=\"uhmmmm-3\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uhmmmm-3.jpg 540w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uhmmmm-3-169x300.jpg 169w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uhmmmm-3-292x519.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uh1-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42574\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uh1-2.jpg\" alt=\"uh1-2\" width=\"540\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uh1-2.jpg 540w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uh1-2-169x300.jpg 169w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/uh1-2-292x519.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Sept 2017 (Puntlandes)Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey, Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42573,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1060,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42572"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42575,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42572\/revisions\/42575"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42573"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}