{"id":42583,"date":"2017-09-21T19:04:01","date_gmt":"2017-09-21T17:04:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42583"},"modified":"2017-09-21T20:04:25","modified_gmt":"2017-09-21T18:04:25","slug":"sawirro-wasiirada-arrimaha-dastuurka-dfs-dawlad-goboleedyada-oo-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42583","title":{"rendered":"Sawirro: Wasiirada Arrimaha Dastuurka DFS &#038; Dawlad Goboleedyada oo kulmay"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">21 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DFS\u00a0iyo Dawlad Goboleedyada oo seddexdii bilba mar la qabto, shirkan oo ay soo qabanqabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhamaan Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawalad Goboleedyada.<\/p>\n<p align=\"left\">Shirkan oo socon doona labo maalin ayaa ujeedadiisu tahay sidii Wasiirada uga arinsan la haayeen Shir-weynaha Qaran ee Arrimaha Dastuurka ee bisha Oktoobar Muqdisho ka furmi doono.<\/p>\n<p align=\"left\">Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo shirka furay ayaa uga mahadcelyay Dawlad Goboleedyada sida ay uga soo qaybgaleen kulanka.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cMasuuliyad wayn ayaa na saran, waxaan ku faraxsanahay oo aan rajeynayaa in anaga oo aysan dad ajnabi ah nagu dhex jirin sida shirkeenan maanta oo kale aan hawlaheena qabsano oo wadashaqeynteenna xoojinno; waan idinkaga mahacelinayaa ka soo qaybgalkiina waxana kawada hadli doonaa sidii aan isaga kaashan lahayn hawlaha soo socda oo uu ugu horeeyo Shir-weynaha Qaran\u201d ayuu yiri Wasiir Xoosh.<\/p>\n<p align=\"left\">Sidoo kale Wasiirka isaga oo ka hadlayay faa\u2019idada Madashan seddexdii bilba mar la qaban doono ayuu yiri \u201cWaxaad ogtihii in shirkii sedex bil ka hor ee Wasiirada Dawlad Goboleedyada aan la yeelannay qodobadii ka soo baxay ay kamid ahayd in Madashan la aas-aaso oo boqolkii maalinba mar ay qabsoonto, Ujeedada ka dambaysay waa in Shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka aan tusno in loo mideysanyahay dib-u-eegista Dastuurka\u201d.<\/p>\n<p align=\"left\">Dhanka kale, Wasiirada Dawlad Goboleedyada oo shirka ka hadlay ayaa warbixin ka bixiyay waxyaabihii u qabsoomay boqolkii maalin ee la soo dhaafay, sidoo kale waxa ay Wasaaradda uga mahadceliyeen qaban-qaabada shirka madasha.<\/p>\n<p align=\"left\">Shirkan ayaa berri soo xirmi doono waxaana ka soo bixi doona War-murtiyeed.<\/p>\n<p align=\"left\"><img decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-343678\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/unnamed-1-10.jpg\" \/><img decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-343679\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/unnamed-2-10.jpg\" \/><img decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-343680\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/unnamed-3-8.jpg\" \/><img decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-343681\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/unnamed-4-7.jpg\" \/><img decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-343682\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/unnamed-5-6.jpg\" \/><img decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-343683\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/unnamed-6-4.jpg\" \/><img decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-343684\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/unnamed-7-4.jpg\" \/><img decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-343685\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/unnamed-19.jpg\" \/><\/p>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42584,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42583","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1082,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42583"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42583\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42585,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42583\/revisions\/42585"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42584"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}