{"id":42602,"date":"2017-09-23T14:52:04","date_gmt":"2017-09-23T12:52:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42602"},"modified":"2017-09-23T15:07:21","modified_gmt":"2017-09-23T13:07:21","slug":"faahfaahin-dagaal-ka-dhacay-bariga-mudug-nabadoon-xaarin-oo-baaqay-in-la-is-difaaco-dhagayso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42602","title":{"rendered":"Faahfaahin dagaal ka dhacay Bariga Mudug &#038; Nabadoon Xaarin oo baaqay in la is difaaco (Dhagayso)"},"content":{"rendered":"<p>23 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0\u00a0Wararka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal ka dhacay dhanka bari ee magaalada wadada aada Jariiban, iyadoo ay malayshiyo Galmudug ah ay soo qaadeen.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/30a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42604\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/30a3.jpg\" alt=\"30a3\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/a><br \/>\nKhasaaraha dagaalka ayaa inta la xaqiijiyey waa dhanka Galmudug 4 dhimasho ah iyo 8 dhaawac ah halka uu dhanka Puntland yahay 2 dhaawac ah.<\/p>\n<p>Maleeshiyaadka Galmudug ayaa caado ka dhigtay baryahaan danbe inay bartilmaameedsadaan oo jidka u galaan baabuurta wadadaas mara.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa la sheegay in uu ka dhacay meel godad ku aadan oo illaa 25 km Gaalkacyo u Jirta<\/p>\n<p>Dhanka Nabadoon Cabdicasiis Aw Yuusuf Xaarin oo kamid ah Nabadoonada \u00a0gobalka Mudug oo waraysi Radio Daljir ayaa si adag uga hadlay xaaladdaha hadda ka aloosan ee gobalka, gaar ahaan weerarada saacadihii ugu dambeeyey qaadaysay Galmudug.<\/p>\n<p>Nabadoonka ayaa cadeeyey in dulqaadkii ka dhamaaday dhinacooda oo ay xooga saarayaan sidii ay iskaga difaaci lahaayeen weerarada abaabulan ee Galmudug.<\/p>\n<p>Dhagayso Nabadoon Cabdicasiis Aw Yuusuf Xaarin<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-42602-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/Nabadoon-Xaarin.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/Nabadoon-Xaarin.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/Nabadoon-Xaarin.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0\u00a0Wararka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42602","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1929,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42602","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42602"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42602\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42607,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42602\/revisions\/42607"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42602"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42602"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42602"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}