{"id":42644,"date":"2017-09-25T22:00:29","date_gmt":"2017-09-25T20:00:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42644"},"modified":"2017-09-25T22:00:29","modified_gmt":"2017-09-25T20:00:29","slug":"akhriso-qodobadda-53aad-54aad-maxay-tahay-awoodaha-dawlad-goboleedyadu","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42644","title":{"rendered":"Akhriso Qodobadda 53aad &#038; 54aad , maxay tahay awoodaha dawlad Goboleedyadu?"},"content":{"rendered":"<p>25 Sept 2017 (Puntlandes) Dastuurku waa heshiis bulsho oo ay tahay in la raaco si oo loo fuliyo sidii loogu heshiiyey, haddii kale waxa ku yimaada Bulshadaas ku heshiisay bur-bur dawladeed.<\/p>\n<p>Madaxda dawladda Fadaraalka Soomaaliya waxaa caado u noqotay inay ku tuntaan oo ay raaci waayaan dastuurkii ay ku dhaarteen, iyagoo marka ay dantooda doonayaan ku hal qabsada sidaas Dartuurkaa qaba iyo wax la mid ah.<\/p>\n<p>Muran xooga ayaa waxa uu ka jiraa go\u2019aankii ay DFS ka qaadatay <strong>khilaafka wadamada Khaliijka<\/strong> iyo dhiibistii ay dawladda Itoobiya u dhiibtay dhibane Qalbi-Dhagax.<\/p>\n<p>Madaxda DFS oo aan wax wadatashi ah la samayn dawlad Goboleedyada dalka ka jira ayaa iminka waxay ku doodaysaa in dastuurku, gaar ahaan qodobka 53aad, iyada kaliya gooni u siiyey awooda arimaha Dibadda.<\/p>\n<p>Hadaba Warbaahinta Puntlandes ayaa ummadda Soomaaliyeed xusuusinaysaa Qodobada 53aad iyo 54aad ee dastuurka ay ummadda Soomaaliyeed ku heshiisay iyo inay sax tahay sheegashada DFS.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27-b4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-41930\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27-b4.jpg\" alt=\"27-b4\" width=\"496\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27-b4.jpg 1180w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27-b4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27-b4-768x511.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27-b4-1024x681.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27-b4-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27-b4-638x424.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/08\/27-b4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 496px) 100vw, 496px\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Qodobka 53aad. Wada-xaajoodyada Caalamiga<\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>(1) Iyada oo la qaddarinayo nuxurka iskaashi ee lagu shaqaynayo, <strong><em>xukuumadda Federaalku waa in ay Dawlad- goboleedyada kala tashataa wada-xaajoodyada la xiriira kaalmada dibedda, ganacsiga, cahdiyada ama arrimaha muhiimka ah ee la xiriira heshiisyada caalamiga ah.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>(2) <strong><em>Marka ay wada-xaajoodyadu si gaar ahaan u saamaynayaan danaha khuseeyadawladda xubinta ka ah dawladda federaalka, xukuumadda Federaalku ergada wada-xaajoodka geleysa waxaa kaabaya wakiillo ka socda Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>(3) <strong><em>Xukuumadda Federaalka marka ay ka hawlgelayso wada- xaajoodyada, waa in ay isu aragtaa xilgudashadeeduna ka muuqdaa in ay tahay ilaaliyaha danaha Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka.<\/em><\/strong><\/p>\n<p>Qodobka 53aad waxa uu siinayaa dawlad Goboleedyada awood ay ku talo iyo qayba uga noqdaan go&#8217;aan kasta ama heshiis kasta oo ay DFs la gasho caalamka.<\/p>\n<h2>Qodobka 54aad. Kala Qaybinta Awoodaha<\/h2>\n<p>Awood-qaybsiga siyaasadeed iyo dhaqaale waxaa ka wada xaajoon doona Xukuumadda Federaalka iyo Dawladaha ka mid noqonaya Dawladda Federaalka Soomaaliya marka laga reebo:<\/p>\n<p>A) Arrimaha Dibadda<\/p>\n<p>B) Difaaca Qaranka<\/p>\n<p>C)Jinsiyadda iyo Socdaalka<\/p>\n<p>D) Siyaasadda Lacagta, oo ay awooddeeda iyo mas\u2019uuliyaddeeda yeelaneyso Xukuumadda Federaalka<\/p>\n<p>Qodobka 54aad waxa uu shaqaynayaa marka ugu horayn ay DFS raacdo QODOBKA 53aad oo awood aad u badan siinaya dawlad Goboleedyada.<\/p>\n<p>Dooda ay madaxda DFS ku doodayaan in Dastuuri ay tahay oo ay DFS kaliya awood u leedahay arimaha Dibadda waa waxba kama jiraan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/53-54-Qodobada.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42645\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/53-54-Qodobada.png\" alt=\"53 &amp; 54 Qodobada\" width=\"791\" height=\"460\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/53-54-Qodobada.png 791w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/53-54-Qodobada-300x174.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/53-54-Qodobada-768x447.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/53-54-Qodobada-292x170.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/53-54-Qodobada-638x371.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 791px) 100vw, 791px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 Sept 2017 (Puntlandes) Dastuurku waa heshiis bulsho oo ay tahay in la raaco si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":41930,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42644","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2446,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42644","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42644"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42644\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42646,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42644\/revisions\/42646"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/41930"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42644"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42644"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42644"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}