{"id":4272,"date":"2014-11-16T21:07:06","date_gmt":"2014-11-16T20:07:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4272"},"modified":"2014-11-16T21:07:55","modified_gmt":"2014-11-16T20:07:55","slug":"deg-deg-wasiiro-la-sheegay-in-ay-ugu-baaqeen-inuu-is-casilo-raiisul-wasaaraha","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4272","title":{"rendered":"DEG DEG: Wasiiro la sheegay in ay ugu baaqeen inuu is casilo Ra\u2019iisul Wasaaraha"},"content":{"rendered":"<p>Warar soo gaaraya Puntlandes.com ayaa sheegaya in ay 14-Wasiiro oo ka tirsan DFS ay ugu baaqeen inuu is casilo, Ra\u2019iisul Wasaare C\/wali Sheekh Axmed iyagoo ku sababeeyey markii uu cirka isku shareeray khilaafka u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha, kaasoo saameyn ku yeeshay fadhiyadii Baarlamaanka<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\">Warqad ay u qoreen Wasiiradan Ra\u2019iisul Wasaaraha waxayna ka codsadeen inuu is casilo,, iyadoo la sheegayo inay muddo 24-saac ay siiyeen,<\/p>\n<p>Wasiiradan oo uu gadaal ka riixayo Madaxweyne Xasan Culusoow ka dib markii uu ku fashilmay Mooshinkii ayaa u soo jeediyay Ra\u2019iisul Wasaaraha inuu qaato taladooda, maadaama ugu badnaan wasiiradan ay isku raaceen. Waxayna ugu hanjabeen haddii uu ka dhaga adaygo in uu iscasilo in ay iyagu is casili doonaan halkaasna uu ku dhicidoona.<\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\">.<\/p>\n<p><strong>\u00a0Magacyada Wasiirada ee u jeediyay Ra\u2019iisul Wasaaraha inuu is casilo ayaa ah sidatan: <\/strong><\/p>\n<p><strong>1-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C\/llaahi Goodax Bare<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">2-Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Faarax Sheekh C\/qaadir Maxamed<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">3-Wasiirka Maalliyadda Xuseen Cabdi Xalane<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">4-Wasiirka Gaashaandhigga Maxamed Sheekh Xasan Xaamud<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">5-Wasiirka Macdanta Daa\u2019uud Maxamed Cumar<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">6-Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Khaalid Cumar Cali<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">7-Wasiirka Arrimaha Dibadda C\/raxmaan Ducaale Beyle<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">8-Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed (Oday)<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">9-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Luqmaan Sheekh Ismaaciil<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">10-Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Yuusuf Macalin Amiin (Baadiyow)<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">11-Wasiirka Qorsheynta Saciid C\/laahi Maxamed<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">12-Wasiirka Beeraha Cabdi Axmed Baafe<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">13- Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Mudane Maxamed Coloow Baroow<\/strong><br \/>\n<strong style=\"font-style: inherit;\">14-Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Nadiifo Maxamed Cusmaan<\/strong><\/p>\n<p style=\"font-style: inherit; font-weight: inherit;\">\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa waxaa taageersan Garab ka mid ah Golaha Wasiirada iya\u00b4doo ay laba Garab kala noqdeen halka uu isna Baarlamaanku laba Garab noqday.Lama oga sida ay wax noqondoonaan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo gaaraya Puntlandes.com ayaa sheegaya in ay 14-Wasiiro oo ka tirsan DFS ay ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4272","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1522,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4272"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4274,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4272\/revisions\/4274"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}