{"id":42739,"date":"2017-09-29T08:20:23","date_gmt":"2017-09-29T06:20:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42739"},"modified":"2023-08-11T15:34:24","modified_gmt":"2023-08-11T13:34:24","slug":"alshabaab-oo-weerartay-saaka-deegaanka-barriirre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42739","title":{"rendered":"Alshabaab oo Weerartay saaka deegaanka Barriirre"},"content":{"rendered":"<p>29 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0Alshabab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada dawladda Soomaaliya ku lahaayeen deegaanka Bariirre.<\/p>\n<p>Wararka ayaa u sheegaya in Alshabab ay marka hore adeegsadeen baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa kadibna maleeshiyo hubaysan ay weerareen saldhigga.<\/p>\n<p>Waxaa dhacay dagaal laba wareeg ah oo qaraar oo u dhexeeya ciidamada dawladda iyo maleeshiyada Alshabab.<\/p>\n<p>Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ciidamada dowlada ee ku saabsan dagaalka Bariire oo ah deegaan muhiim u ah labada dhinac ee ku dagaalamaya.<\/p>\n<p>Hase yeeshee warbaahinta Alshabaab taageera ayaa sheegaya in ay la wareegeen saldhigga ay ciidamada dowlada ku lahaayeen Bariire ayna halkaa ku qabsadeen gaadiid dagaal.<\/p>\n<p>Afhayeenka howlgalada ururka Alshabaab Abdicasis Abu Muscab ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters in ay ku dileen weerarka ay ku qaadeen Bariire 17 askari ayna gacanta ku dhigeen illaa 7 gaadiidka dagaalka ah.<\/p>\n<p>Saldhigga Bariirre ayaa ciidamada dawladdu ay Alshabab ka qabsadeen bishii Ogosto, waxaana weerarkan imanayaa iyadoo ciidamada dawladda isku diyaarinayeen inay isku ballaadhiyaan meelo kale.<\/p>\n<p>Dhanka kale Hoobiyaal la sheegay in Alshabab ay kusoo rideen saldhigga ciidamada dawladda ee Laanta Buuro iyagoo isku dayaya inay ka hor istaagaan in gurmad uu u tago ciidamada Barire.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Sept 2017 (Puntlandes)\u00a0Alshabab ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada dawladda Soomaaliya ku lahaayeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42739","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1172,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42739"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42739\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":99994,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42739\/revisions\/99994"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}