{"id":42808,"date":"2017-10-01T13:45:02","date_gmt":"2017-10-01T11:45:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42808"},"modified":"2017-10-01T13:45:02","modified_gmt":"2017-10-01T11:45:02","slug":"wasiirka-amniga-dfs-oo-soo-bandhigay-baaritaanka-kiiskii-xamar-weyne-taliyeyaal-12-askari-loo-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42808","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga DFS oo soo bandhigay baaritaanka kiiskii Xamar weyne, Taliyeyaal &#038; 12 askari loo xiray"},"content":{"rendered":"<p>01 oktoober 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Amniga\u00a0DFS Maxamed Abuukar Islow ayaa soo bandhigay baaritaankii Saraakiisha Booliska ku hayeen dhacdadii Axadii la soo dhaafay ka dhacday degmada Xamar weyne, kaasoo kooxo watay gaari ay ku rasaaseeyeen gaari kale.<span id=\"more-80214\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/31c4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42809\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/31c4.jpg\" alt=\"31c4\" width=\"510\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/31c4.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/31c4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/31c4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/31c4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/31c4-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/31c4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Amniga oo ka hadlayay Xarunta Jen. Kaahiye ayaa sheegay baaritaanka kiiskan ay iska kaashadeen Wasaaradda Amniga iyo Taliska Booliska, isagoo xusay in gacanta lagu dhigay ninka laga shakisan yahay iyo gaarigii lagu fuliyay weerarkaas oo baaritaan lagu haayo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la hayaa cadeymo furo u noqon kara kiiska, dib ayaa laga soo sheegi doonaa marka uu baaritaanka soo dhamaado, gaariga uu ninka watay baaritaan dheeraad ayaa ku socdo\u201dayuu yiri Wasiirka Amniga.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in xabsiga la dhigay Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida degmada Xamar weyne oo lagu eedeeyay xil gudasho la\u2019aan iyo dayac.<\/p>\n<p>\u201cTaliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida ee degmada Xamar weyne xabsiga ayaa la dhigay, xilalkana waa laga qaadaty, sidoo kale waxaa xabsiga la dhigay 12 askari oo ku kala qornaa labo isgoys oo midna weerarka ka dhacay, midna ku dhowaa, waxaa ku raad-joognaa askar kale oo ku qorneyd labada Isgoys\u201dayuu yiri Wasiirka Amniga.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in tallaabo laga qaadi doono Taliyeyaasha iyo askartii dayacday shaqadii loo xil saaray ma ka gabaiyay waajibaadkooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa baaritaanka kiiskan u xil saarnay Guddi ka tirsan Taliska Booliska, sida ugu dhaqsiyaha badan halagu soo gaba gabeeyo, dambiilayaasha lagu horkeeno cadaalada, waxaa jiri doono isla xisaabtan iyo dabagal lagu hubin doono shaqada iyo howlaha ciidamada ammaanka, mana jiri doono mas\u2019uul aan gudan waajibaadkiisa oo xil sii heyn doono\u201dayuu yiri Wasiirka Amniga.<\/p>\n<p>Natiijada baaritaanka uu soo bandhigay Wasiirka Amniga ayaa noqonaya kiiskii ugu weynaa ee sida wadajir ah ay baaritaankooda uga qeyb qaataan Wasaaradda Amniga iyo Taliska Booliska, iyadoo tan iyo maalintii Khamiistii, markii uu Wasiirku soo saaray amarka, ayaa waxaa socday baaritaano aan kala go\u2019 laheyn.<\/p>\n<p>Dhacdadii todobaadkii hore ka dhacday degmada Xamar weyne ayaa su\u2019aal badan iyo shaki kala duwan dhalisay, markii rag hubeysan oo gaari wadatay ay weerar ka geysteen Xamar weyne, iyadoo halka weerarka ka dhacay ay ka ag-dhowaayeen baro ciidamada ku sugnaayeen.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>01 oktoober 2017 (Puntlandes)\u00a0Wasiirka Amniga\u00a0DFS Maxamed Abuukar Islow ayaa soo bandhigay baaritaankii Saraakiisha Booliska ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42808","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1249,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42808","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42808"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42808\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42810,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42808\/revisions\/42810"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42809"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}