{"id":42833,"date":"2017-10-02T08:26:05","date_gmt":"2017-10-02T06:26:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42833"},"modified":"2017-10-02T08:26:05","modified_gmt":"2017-10-02T06:26:05","slug":"al-shabaab-oo-mar-kale-xalay-weerar-culus-ku-qaaday-deegaanka-bariire","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42833","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo mar kale xalay weerar culus ku qaaday deegaanka Bariire"},"content":{"rendered":"<p>02 okt 2017 (Puntlandes)\u00a0Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire ee degmada Aw-Dheegle gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo Alshabaab uu xalay ka dhacay mar kale deegaankaas.<span id=\"more-80243\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/30a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42604\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/30a3.jpg\" alt=\"30a3\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/a><\/p>\n<p>Alshabaab ayaa la sheegay in weerar ku bilowday madaafiic ay ku qaadeen saldhigga ciidamada Milateriga ku leeyihiin deegaankaas, halkaas oo dhawaan\u00a0ay weerar xoogan oo khasaare badan sababay u gaysteen.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu ahaa mid aad u xooggan oo socday muddo labo saac, iyadoo ciidamada dowladda ay iska difaaceen weerarkaas.<\/p>\n<p>Guddoomiye kuxigeenka degmada Aw-Dheegle Faarax Maxamed Cabdi ayaa sheegay in weerarkii Alshabaab ku soo qaadeen ay iska caabiyeen.<\/p>\n<p>Deegaanka Bariire ayaa ah meel istiraatiiji ah oo Al-Shabaab ay ka weerar tagi jireen, sidoo kale waxaa la sheegaa inay ku diyaarin jireen qaraxyada ay ka geystaan Muqdisho iyo degmada Afgooye<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>02 okt 2017 (Puntlandes)\u00a0Wararka ka imaanaya deegaanka Bariire ee degmada Aw-Dheegle gobolka Shabelaha Hoose ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42833","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1122,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42833","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42833"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42833\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":42834,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42833\/revisions\/42834"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42833"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42833"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42833"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}