{"id":42933,"date":"2017-10-07T13:49:05","date_gmt":"2017-10-07T11:49:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42933"},"modified":"2017-10-10T08:01:32","modified_gmt":"2017-10-10T06:01:32","slug":"dawlad-goboledyada-oo-qaadacay-shirka-dastuurka-ee-ay-dfs-qorshaysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42933","title":{"rendered":"Dawlad Goboledyada oo qaadacay Shirka Dastuurka ee ay DFS qorshaysay"},"content":{"rendered":"<p>07\u00a0Okt\u00a02017 (Puntlandes) Dawlad Goboleedyada dalka ee ka jira ayaa qaadacay ka qayb galka Shirka dib u eegida Dastuurka looga hadlaayo ee ay DFS ku dhawaaqday inuu Muqdisho ku qabsoomayo maalinta berri ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32a9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42934\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32a9.jpg\" alt=\"32a9\" width=\"640\" height=\"685\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32a9.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32a9-280x300.jpg 280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32a9-292x313.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32a9-78x83.jpg 78w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32a9-638x683.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dawlad Goboleedyada dalka ee ah Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed, Galmudug iyo Jubbaland ayaa diiday inay ka qeyb galaan shirkaas, iyadoo aan la ogeyn sababta ka dambeysa.<\/p>\n<p>Waa markii u horaysay oo ay Dawlad Gobpleedyada dalka ee ay qaateen go\u2019aano isku mid ah, in aysan ka qeyb galin shirkan, oo diyaar garowgiisa maalmahan laga dareemayay Muqdisho.<\/p>\n<p>C\/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka ayaa sheegay in shirweynaha Qaran ee Dastuurka uu furmi doono qaxadda oo bishu tahay 8-da, isagoo ku beegan maalinta berri oo Axad ah.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa waxay sare u qaadeysaa khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo hada galaya waji cusub.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa jira shir gaar ah oo maamul goboleedyada ay ku yeelanayaan magaalada Kismaayo, kaasoo ay ka maqan tahay dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay waday kulamo wadatashi ah oo ay uga hadleyso arrimaha dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07\u00a0Okt\u00a02017 (Puntlandes) Dawlad Goboleedyada dalka ee ka jira ayaa qaadacay ka qayb galka Shirka dib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42934,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1322,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42933"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43035,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42933\/revisions\/43035"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42934"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}