{"id":42936,"date":"2017-10-07T16:54:01","date_gmt":"2017-10-07T14:54:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42936"},"modified":"2017-10-10T08:00:47","modified_gmt":"2017-10-10T06:00:47","slug":"daawo-video-guddiyada-dastuur-ee-baarlamaanka-kan-madaxabannaan-oo-qaadacay-shirka-dfs-ee-dib-eegista-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=42936","title":{"rendered":"Daawo Video: Guddiyada Dastuur ee Baarlamaanka &#038; kan Madaxabannaan oo qaadacay Shirka DFS ee dib eegista Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>07\u00a0Okt\u00a02017 (Puntlandes) Shir jaraa\u2019id oo maanta ay Muqdisho ku qabteen guddiga madaxabanaan ee dib u eegista dastuurka iyo guddiga dastuurka ee baarlamaanka 10aad ayey ku sheegeen in ay qaadaceen ka qeyb galka shirka dib u eegista dastuurka berri oo axad ah lagu waday in uu ka dhaco Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42938\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b.jpg\" alt=\"32b\" width=\"514\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b.jpg 514w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b-300x207.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b-292x202.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 514px) 100vw, 514px\" \/><\/a><br \/>\nGuddoomiyaha guddiga dastuurka ee baarlamaanka 10aad Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in labada guddi ee kala ah: guddiga madaxabanaan ee dib u eegista dastuurka iyo guddiga dastuurka ee baarlamaanka 10aad aaney berri ka qeyb-geli-doonin shirka dastuurka ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkan oo 2 maalin socon lahaa ayaa sidoo kale waxaa qaadacay maamul goboleedyada dalka ka jira, taasi oo dhaawici doonta qabsoomidda shirka.<\/p>\n<p>Dhammaan\u00a0Dawlad Goboleedyada iyo Guddiyada Dastuurka ayaa qaadacay shirkaan, waxayna ku doodayaan in shirkan ay wadato wasaaradda dastuurka, isla markaana aan laga talo gelin dadka iyo hey\u2019adaha ay khuseyso.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Ilo ku dhaw wasaaradda dastuurka ayaa sheegaya in shirka uu dhici-doono, isla markaana ay ka soo qeyb-gali-doonaan madaxda dowladda, bulshada rayidka ah iyo hey\u2019ado kale oo lagu casuumay<\/p>\n<p>Daawo muuqaal<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/e6VQBEyvPRg\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>07\u00a0Okt\u00a02017 (Puntlandes) Shir jaraa\u2019id oo maanta ay Muqdisho ku qabteen guddiga madaxabanaan ee dib u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-42936","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1449,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42936","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=42936"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42936\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43033,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/42936\/revisions\/43033"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42938"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=42936"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=42936"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=42936"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}