{"id":4296,"date":"2014-11-17T19:17:05","date_gmt":"2014-11-17T18:17:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4296"},"modified":"2014-11-17T19:17:05","modified_gmt":"2014-11-17T18:17:05","slug":"sawiro-madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-la-kulmay-madaxa-hayada-unfpa-ee-soomaaliy","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4296","title":{"rendered":"Sawiro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo la kulmay Madaxa Hay\u2019ada UNFPA ee Soomaaliy"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee Maanta Xarunta Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay\u2019ada UNFPA ee Soomaaliya Mr.Cheikh Tidane Cisse<\/p>\n<p>Kullan gaar ah oo Madaxweyne Gaas iyo Mr.Cheikh Tidane Cisse wada qaateen ayaa waxa ay uga wada hadleen mashaariicda ay UNFPA ka fuliso Puntland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta Dawladda Puntland iyo Hay\u2019ada UNFPA ka dhaxaysa .<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku booriyey Hay\u2019adani in mashaariicda ay ka fuliso Puntland ay ku qotomiso qorshaha dawladda iyo baahida wasaaradaha Puntland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa walaac ka muujiyey tirakoobki dadka Puntland ee dhawaan hay\u2019adani ka samaysay Puntland ,kaas oo tiro cadad ahaan laba milyan iyo todobo boqol oo qof ay ku sheegeen umadda reer Puntland.<\/p>\n<p>Balse madaxweynaha Puntland uu sheegay in tiradaasi ay tahay mid mala awaal ah ,tirade saxda ah ee lagu qiyaasi karo umadda reer puntland ay tahay mid taasi kabadan ,qiyaas ahaan Dawladda Puntland u aqoonsantahay Shacabka reer Puntland in ay yihiin saddex meelood oo meel tirade guud ee shacabka Soomaaliyeed taa macnaheeduna uu yahay tiro u dhiganta qiyaasti 3.9million.<\/p>\n<p>Waxyabaaha kale ee kullanka looga hadlay waxaa kamid ahaa qorshaha caafimaadka ee hay\u2019adani ugu talagashay Puntland sanadka 2015 iyo sidii loo xoojin lahaa tayada isbitaalada iyo shaqaalaha ka howlgala adeegyada caafimaadka ee Puntland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,waxaa laysla afgartay in barnaamijka\u00a0<strong>Carmma<\/strong>\u00a0ee Badbaadinta Hooyada iyo dhallaanka fulinteeda kala shaqaynayso Dawladda Puntland,islamar ahaantaana si wadajir ah Dawladda Puntland iyo Hay\u2019adda UNFPA ee Soomaliya uga howlgalayaan badbaadinta hooyada iyo dhallaanka .<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu dambeyn \u00a0dhankiisa sheegay in siyaasada Dawlada uu hogaaminayo ay tahay in lahelo bulsho caafimaad qabta oo fiyow hadii larabo in la helo bulsho caafimaad qabtana waa in la helaa hooyo caafimaad qabta .<\/p>\n<p><strong>-DHAMMAAD-<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xafiiska Warfaafinta,Wacyigelinta,Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Puntland.<\/strong><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/899.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4297\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/899-300x199.jpg\" alt=\"899\" width=\"300\" height=\"199\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/899-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/899-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/899-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/899-60x40.jpg 60w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/899.jpg 800w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/900.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4298\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/900-300x199.jpg\" alt=\"900\" width=\"300\" height=\"199\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/901.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4299\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/901-300x199.jpg\" alt=\"901\" width=\"300\" height=\"199\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/902.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4300\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/902-300x199.jpg\" alt=\"902\" width=\"300\" height=\"199\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee Maanta Xarunta Madaxtooyada dawladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4296","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1472,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4296"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4301,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4296\/revisions\/4301"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}