{"id":43024,"date":"2017-10-10T08:24:28","date_gmt":"2017-10-10T06:24:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43024"},"modified":"2017-10-10T08:24:28","modified_gmt":"2017-10-10T06:24:28","slug":"shirkii-dawlad-goboleedyada-oo-qodobo-muhiim-ah-la-isku-afgartay-kuwo-kalena-doodoodu-socoto-akhriso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43024","title":{"rendered":"Shirkii dawlad Goboleedyada oo Qodobo muhiim ah la isku afgartay kuwo kalena doodoodu socoto (Akhriso)"},"content":{"rendered":"<p>10 Okt\u00a02017 (Puntlandes) Shirkii dawlad Goboleedyada dalka Soomaaliya oo\u00a0 Kismayo uga socday labadii cisho oo u dambaysay ayaa waxaa la isku afgartay Qodobo muhiim ah, iyadoo kuwo kalena doodoodu socoto.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-42986\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-3.jpg\" alt=\"1\" width=\"606\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-3.jpg 1584w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-3-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qodobada la isku afgartay ayaa waxaa ka mid ah:<\/p>\n<p><strong>1- In la aas aaso Gole ay ku mideysan yihiin Madaxda Maamul Gobolleedyada<\/strong><\/p>\n<p><strong>2- In Sanadkiiba ay mar kulmaan Madaxweyneyaasha Maamul Gobolleedyada,iyadoo Kulankaas lagu qaban doono Magaalo uu ka taliyo mid kamida Maamulada.<\/strong><\/p>\n<p><strong>3- In Madaxda maamul Gobolleedyada ay iska dhex doortaan Hogaan,Hogaankaas oo aan weli la caddeyn,balse Qodobkaas ay weli doodiisu socoto.<\/strong><\/p>\n<p><strong>4- In Golaha ay ku mideysan yihiin Madaxda Maamul Gobolleedyada uu u taagan yahay Xalinta Khilaafaadka oo Madashaas ay xalin doonto haddii Labo Maamul uu Khilaaf soo kala dhex galo.<\/strong><\/p>\n<p><strong>5- Iin Qodobada ka soo baxa Shirkooda ay la wadaagaan Dowladda Dhexe oo Muqdisho loogu keeno iyo in sidoo kale loo bandhigo Baarlamaanka Maamul Gobolleedyada.<\/strong><\/p>\n<p><strong>6- In Guddi ay u saaraan Khilaafka Xoogan ee ka dhex jira Madaxda Maamulka Galmudug.<\/strong><\/p>\n<p>Qodobada kale oo la filayo in laga soo saaro ayaa waxaa ka mid ah:<\/p>\n<p><strong>1-Fadaraalka ay Soomaaliya qaadatay oo lama taabtaan ah<\/strong><\/p>\n<p><strong>2- Khilaafka Khaliijka iyo go&#8217;aankii DFS ay ka qaadatay<\/strong><\/p>\n<p><strong>3-Sharciyada ay DFS kaligeed iska samaysanayso iyadoon wax tashi ah gelin sida Dastuurku qabo<\/strong><\/p>\n<p><strong>4-Qorshaha Amniga oo ay DFS kaligeed isku koobtay<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shirka ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo Magaaladda Kismayo islamarkaana laga soo saaro Warmurtiyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Okt\u00a02017 (Puntlandes) Shirkii dawlad Goboleedyada dalka Soomaaliya oo\u00a0 Kismayo uga socday labadii cisho oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42986,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-43024","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2337,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43024","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=43024"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43024\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43047,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43024\/revisions\/43047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42986"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=43024"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=43024"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=43024"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}