{"id":43040,"date":"2017-10-10T08:20:55","date_gmt":"2017-10-10T06:20:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43040"},"modified":"2017-10-10T08:24:16","modified_gmt":"2017-10-10T06:24:16","slug":"dhagayso-wasiirkii-hore-ee-gaashaandhigga-diini-oo-ka-hadlay-cakirnaanta-siyaasadeed-ee-dalka-ka-jirta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43040","title":{"rendered":"Dhagayso: Wasiirkii Hore ee Gaashaandhigga Diini oo ka hadlay cakirnaanta Siyaasadeed ee dalka ka jirta"},"content":{"rendered":"<p>10 Okt\u00a02017 (Puntlandes) Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo waraysi siiyey VOA ayaa ugu baaqay madaxda Soomaaliya inay si wadajir ah u shaqeeyaan iyo in la deddejiyo dhammaystirka dastuurka, si ayuu yiri ay u yaraadaan is-qab-qabsiga mas\u2019uuliyiinta.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-43042\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b8.jpg\" alt=\"32b8\" width=\"646\" height=\"546\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b8.jpg 646w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b8-300x254.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b8-292x247.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32b8-638x539.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 646px) 100vw, 646px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Diini ayaa ka hadlay cakirnaanta Siyaasadeed ee ka dhex jirta Dawlad Goboleedyada iyo madaxda DFS, wuxuuna sheegay in mar kasta ay haboon tahay in danta dalka wax walba laga hormariyo meelna la iska dhigo anigu halkaas ayaan jeclahay iyadoo loo baahan yahay Talo wadareed la iskuna samro.<\/p>\n<p>Mudane Diini ayaa sheegay in mugdiga u muuqda shacabka Soomaaliyeed waxaan rajaynaynaa madaxda Soomaaliyeed Gobol ama Dawala dhexeba inay muujiyaan wadajir ayna tusaan amaanada ay ummadda u hayaan inay wadajir ku hogaaminayaan.<\/p>\n<p>Diini waxa kale oo uu adkeeyey Qiimaha wadajirka wuxuuna yiri &#8220;haddii aan si wadar ah loo wajihin\u00a0arintaas waxaa halkaas ka muuqanaysa\u00a0in la dayacay waajibaadkii guud ee laga sugayey oo ahayd in dalka nabadgalyo lagu hago&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<br \/>\nDhagayso waraysiga Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-43040-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ade2bb44-0ef8-46a5-a8bb-ad4a5f304ba2_16k.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ade2bb44-0ef8-46a5-a8bb-ad4a5f304ba2_16k.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/ade2bb44-0ef8-46a5-a8bb-ad4a5f304ba2_16k.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Okt\u00a02017 (Puntlandes) Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo waraysi siiyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43042,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-43040","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1538,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43040","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=43040"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43040\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43046,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43040\/revisions\/43046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/43042"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=43040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=43040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=43040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}