{"id":43445,"date":"2017-10-14T14:43:16","date_gmt":"2017-10-14T12:43:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43445"},"modified":"2017-10-14T14:47:30","modified_gmt":"2017-10-14T12:47:30","slug":"breaking-news-qarax-xooggan-oo-goor-dhow-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43445","title":{"rendered":"BREAKING NEWS: Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>14 oktoober 2017 (Puntlandes)\u00a0Qarax xooggan oo aad looga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga wadada aadka u mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-43448\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32c3.jpg\" alt=\"32c3\" width=\"552\" height=\"305\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaraxan oo ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa gil gilay magaalada Muqdisho oo dhan isagoo ahaa mid aad u xoog badan,\u00a0waxaana uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe.<\/p>\n<p>Halka uu qaraxa ka dhacay ayaa ah meel aad u mashquul ah oo ay ku dhow yihiin goobo ganacsi iyo hotelo.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale qaraxa kadib la maqlayaa rasaas xoogan oo ka dhaceysa halka uu qaraxu ka dhacay, waxaana wararka qaar sheegayaan in Hotel kuyaala Zope qaraxa lagu weeraray.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 oktoober 2017 (Puntlandes)\u00a0Qarax xooggan oo aad looga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43448,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-43445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1059,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=43445"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43452,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43445\/revisions\/43452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/43448"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=43445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=43445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=43445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}