{"id":4348,"date":"2014-11-18T21:35:25","date_gmt":"2014-11-18T20:35:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4348"},"modified":"2014-11-18T21:35:25","modified_gmt":"2014-11-18T20:35:25","slug":"faarax-cqaadir-iyo-taageerayaasha-dam-jadiid-oo-taageeray-doorashada-shariif-xasan-loo-doortay-madaxweynaha-maamulka-koonfur-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4348","title":{"rendered":"Faarax C\/qaadir iyo Taageerayaasha Dam-Jadiid oo Taageeray Doorashada Shariif Xasan loo doortay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Shalay waxaa ka dhacday magaalada Baydhabo doorasho aan lugula tartamin Xildhibaan Shariif Xasan halkaas oo loogu doortay madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4306\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/904-224x300.jpg\" alt=\"904\" width=\"224\" height=\"300\" \/><\/p>\n<p>Horay waxaanu u ogayn in uu Khilaaf ka jiray dhisida maamulkaas ee ka socday magaalada Baydhabo. Waxaan kaloo ogayn in ay dadi ku dhinteen mudaharaadyadii looga soo horjeeday Xildhibaan Shariif Xasan. Waxaan kaloo ogayn in <strong>Hogaamiyaha Dam-jadiid wasiir Faarax C\/qaadir<\/strong> uu aad u taageersanaa in Xildhibaan Shariif Xasan uu noqdo madaxweynaha maamulkaas. Waxaan kaloo ogayn in maxadweyne Xasan Culusoow oo <strong>tixgelinaya rabitaanka<\/strong> saaxiibkiisa qaaliga ah <strong>Faarax C\/qaadir<\/strong> uu taageeray Xildhibaan Shariif Xasan. Waxaan kaloo ogayn in uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Jawaari ka soo horjeeday qorshaha Xildhibaan Shariif Xasan watay. Waxaan kaloo ogayn in Raysul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ay soo saareen Qoraal ay ku joojinayaan shirkaas taasoo aan loo joojin. Waxaan kaloo ogayn in madaxweyne Culusoow oo wax uun ay qasbeen uu Qoraal la soo saaray Raysul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka kaasoo lagu hakiyey shirkii Xildhibaan Shariif Xasan lagu dooran lahaa.<\/p>\n<p>Dhacdoonyinkaas aanu kor kusoo xusnay oo jira ayaa shalay loogu dooray Xildhibaan Shariif Xasan madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed waxaana ka muuqatay kalsooni badan isagoo isku halynaya saaxiibkiisa, <strong>Faarax C\/Qaadi<\/strong>r aadka u awooda badan iyo dawlada Itoobiya oo u balanqaaday in ay socodsiindoonaan.<\/p>\n<h2>Yaa Taageeray Doorashada Shariif Xasan?<\/h2>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/898.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4294\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/898-300x166.jpg\" alt=\"898\" width=\"300\" height=\"166\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/673.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3738\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/673-300x194.jpg\" alt=\"673\" width=\"300\" height=\"194\" \/><\/a><\/p>\n<p>Isla markiiba <strong>Wasiirka Arimaha Gudaha DFS <\/strong>Cabdulaahi Goodax Bare oo ah <strong>wakiilka madaxweyne Culusoow<\/strong> ayaa Taageeray sheegayna in DFS soo dhawaynayso doorashada Shariif Shariif waxaana taas amtaray Faarax C\/Qaadir.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/236.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2956\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/10\/236-300x213.jpg\" alt=\"236\" width=\"300\" height=\"213\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wax yar ka dibna waxaa soo saaray Warmurtiyeed lagu <strong>taageeray<\/strong> doorashada Shariif Shariif dawlada <strong>Puntland<\/strong> taasoo ahayd filanwaa!<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/859.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4136\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/859.jpg\" alt=\"859\" width=\"212\" height=\"238\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaana iyana dhinacooda ka soo saaray Warmurtiyeed lagu <strong>taageeray<\/strong> doorashada Shariif Shariif dawlada <strong>Jubbaland<\/strong>!!<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa iyana dhankooda si aan Faarax C\/Qaadir looga dheerayn shir ku yeeshay Xamar <strong>Xildhibaanadii Garabka madaxweyne Culusoow<\/strong> oo iyana soo saaray Warmurtiyeed lagu <strong>taageeray<\/strong> doorashada Shariif Shariif!!!!<\/p>\n<h2>Yaan Taageerin Shariif Xasana?<\/h2>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/903.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4303\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/903-300x159.jpg\" alt=\"903\" width=\"300\" height=\"159\" \/><\/a><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/811.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4016\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/811-300x198.jpg\" alt=\"811\" width=\"300\" height=\"198\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ilaa hada waxaan Taageerin doorashada Shariif Xasan waa Raysul Wasaaraha, Xildhibaanada garabka Raysul wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka!!! Dhanka aan <strong>taageerini waa Garabka difaaca wixii soomaaliyi ku heshiisay<\/strong>, <strong>waa Garabka u taagan diidida Dam-Jadiid<\/strong> iyo awooda ay dalka Somalia ku leeyihiin.<\/p>\n<h2>Awooda aan la inkiri karin ee Faarax c\/Qaadir<\/h2>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4349\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/11\/918-300x253.jpg\" alt=\"918\" width=\"300\" height=\"253\" \/><\/p>\n<p>Waxay u egtahay in Faarax C\/Qaadir ku adkaaday isagoo Taageero kaga helaya dawlada Itoobiya. Waxaa kaloo cadaatay <strong>in uu Faarax dalkii la oran jiray Somalia uu siduu doono ka yeeli ka<\/strong>ro, qofkii uu tageerana uu wax noqon karo. Bal eeg:<\/p>\n<ul>\n<li>Heshiiskii uu la galay Axmed madoobe ee Jubba lagu Ogolaaday<\/li>\n<li>Heshiiskii maamulka sadexda Gobol<\/li>\n<li>Bur burinta uu hada ku wado DFS<\/li>\n<li>Taageerida Shariif Xasan in uu noqdo madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed<\/li>\n<\/ul>\n<p>Isku soo wadaduuboo Faarax isagaa Xukuma Somalia wuxuu doonaana ka socon kara oo kaliya.<\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Shalay waxaa ka dhacday magaalada Baydhabo doorasho aan lugula tartamin Xildhibaan Shariif Xasan halkaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4348","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1753,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4348"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4350,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4348\/revisions\/4350"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}