{"id":43526,"date":"2017-10-15T15:15:08","date_gmt":"2017-10-15T13:15:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43526"},"modified":"2017-10-15T15:15:08","modified_gmt":"2017-10-15T13:15:08","slug":"daawo-video-guddoomiyaha-cusub-ee-hayadda-waddooyinka-puntland-highway-authority-pha-oo-xilka-la-wareegay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43526","title":{"rendered":"Daawo Video: Guddoomiyaha Cusub ee Hay\u2019adda Waddooyinka Puntland Highway Authority (PHA) oo xilka la wareegay"},"content":{"rendered":"<p>15 oktoober 2017 (Puntlandes) Guddoomiyaha Cusub ee Hay\u2019adda Waddooyinka\u00a0Puntland Highway Authority\u00a0(PHA) Eng.Cabdirisaaq Yusuuf Cilmi oo 7-dii bishaan October 2017 Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiweli Gaas soo magacaabay ayaa 13 October 2017 si rasmi ah xilka ugala wareegay Siciid Maxamuud Jaamac oo si kumeel gaar ah xafiiska u joogay tan iyo markii xilka laga qaaday Guddoomiyihi hore Hay\u2019adda Waddooyinka Puntland Eng Maxamuud Cabdinuur Aadan 3-dii March 2017.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32f5.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-43527\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32f5.png\" alt=\"32f5\" width=\"548\" height=\"311\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32f5.png 736w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32f5-300x170.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32f5-292x166.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/32f5-638x362.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 548px) 100vw, 548px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Munaasabad lagu qabtay xarunta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland ee magaalada Garoowe oo ay kasoo qaybgaleen mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gadiidka,Guddiga sare ee Hay\u2019adda PHA,Xubno ka socday hay\u2019adaha taageera PHA iyo marti sharaf kale ayuu xilka maanta kula wareegay Gudoomiye Eng Cabdirasaaq Yuusuf Cilmi.<\/p>\n<p>Siciid Maxamuud Jaamac oo xilka ku wareejiyay ayaa sheegay inuu wax badan qabtey muddo kooban oo uu xilka sii hayay, gaar ahaana hawlihii socday ay ku guulaysteen inay fuliyaan dhamaystirkooda,Isagoona ku booriyay Gudoomiyaha cusub wixii ka harsan inuu fuliyo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Cusub ee Hay\u2019adda PHA Eng.Cabdirisaaq Yuusuf Cilmi oo hadal kooban Munaasabbada ka jeediyey ayaa ballanqaaday inuu ka shaqeyn doono dhammaystirka hawlaha qabyada ka ahaa madaxdii ka horreysay,wuxuuna codsaday in lagu caawiyo siduu ugu guulaysan lahaa shaqada adag ee hortaalla.<\/p>\n<p>Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Puntland Cabdiraxmaan Barkhad oo munaasabadda soo xiray ayaa ammaanay Guddoomiyaha cusub ee maanta xilka la wareegay,wuxuuna ku tilmaamay shakhsi ku habboon xilka loo dhiibay,Isagoona kula dardaarmay inuu dhabar-adayg kaga gudbo caqabadaha uga imaan kara shaqada.<\/p>\n<p>Daawo muuqaal xilwareejintii<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/3zdYUxt8oh8\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 oktoober 2017 (Puntlandes) Guddoomiyaha Cusub ee Hay\u2019adda Waddooyinka\u00a0Puntland Highway Authority\u00a0(PHA) Eng.Cabdirisaaq Yusuuf Cilmi oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-43526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1528,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=43526"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43528,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43526\/revisions\/43528"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/43527"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=43526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=43526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=43526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}