{"id":43681,"date":"2017-10-21T12:12:38","date_gmt":"2017-10-21T10:12:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43681"},"modified":"2017-10-21T12:12:38","modified_gmt":"2017-10-21T10:12:38","slug":"akhriso-golaha-iskaashiga-dowlad-goboleedyada-oo-war-murtiyeed-kulul-soo-saaray-xaaladda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43681","title":{"rendered":"Akhriso Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo War murtiyeed kulul soo saaray xaaladda dalka"},"content":{"rendered":"<p>21 Okt 2017 (Puntlandes) War murtiyeed ka soo baxay <strong>Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada<\/strong> oo ay ku mideysan shanta Madaxweyne dowlad goboleed ayaa waxaa looga hadlay xaalada guud ee dalku ku sugan yahay iyo Siyaasadda DFS ee ku wajahayn burburinta Fadaraalka.<span id=\"more-81551\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-43078\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-8.jpg\" alt=\"3-8\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-8.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-8-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>War murtiyeedka oo ka koobnaa 8 qodob ayaa ugu horeyn looga tacsiyadeeyay umadda Soomaaliyed qaraxii ay dadka badan ku dhinteen 14-kii bishan, sidoo kale waxaa mahad celin balaaran loogu jeediyay umadda Soomaaliyeed, hey\u2019adaha iyo dalalka ka qeyb qaatay gurmadka qaran ee loo fidinayo dadka ku waxyeeloobay qaraxaas.<\/p>\n<p>War murtiyeedka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda ay ka mashquulsan tahay arrimihii Amniga, isla markaana ay xoogga saareyso siyaasado dadka iyo dalka sii kala fogeynayo.<\/p>\n<p>Golaha ayaa walaac xoogan ka muujiyay in qorshaha Xukuumadda Soomaaliya ay miisaaniyadii amniga iyo tii dowlad goboleedyada loogu tala galay\u00a0 ay u leexisay arrimo siyaasadeed, iyadoo ku abaabulaysa Qabaa&#8217;ilada iyo Xildhibaanada si ay uga horkeento madaxda Dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p>War murtiyeedka ayaa lagu sheegay in hanaanka Faderaalka Soomaaliya ay soo wajahday qatar dhab ah oo keeni karta degenaansho la\u2019aan siyaasadeed, taasoo ay wado Xukuumadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo ay ka digeen faragelinta Xukuumaddu ku heyso dowlad goboleedyada, isla markaana ay wado qorshe la doonayo in xilka looga tuuro Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed.<\/p>\n<p><strong>Hoose ka akhriso War murtiyeedka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-43683\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a3.png\" alt=\"34a3\" width=\"693\" height=\"946\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a3.png 703w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a3-220x300.png 220w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a3-292x399.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a3-638x871.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 693px) 100vw, 693px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Okt 2017 (Puntlandes) War murtiyeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43078,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-43681","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1488,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43681","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=43681"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43684,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43681\/revisions\/43684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/43078"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=43681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=43681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=43681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}