{"id":43685,"date":"2017-10-21T12:32:05","date_gmt":"2017-10-21T10:32:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43685"},"modified":"2017-10-21T12:33:51","modified_gmt":"2017-10-21T10:33:51","slug":"boqorka-sacuudiga-oo-madaxweyne-faraamju-ugu-hambalyeeyey-21ka-oktoober","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43685","title":{"rendered":"Boqorka Sacuudiga oo Madaxweyne Faraamjo ugu hambalyeeyey 21ka Oktoober"},"content":{"rendered":"<p>21 Okt 2017 (Puntlandes) Boqorka dalka Sacuudiga Salmaan Bin C\/casiis ayaa waxa uu Madaxweynaha JFS Maxamed Cabulaahi Farmaajo u soo diray Dhambaal Hambalyo oo ku la xiriirta Munaasabadda Maalinta\u00a0 Oct. 21ka Oktoober.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/33b6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-43654\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/33b6.jpg\" alt=\"33b6\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/33b6.jpg 620w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/33b6-300x160.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/33b6-292x155.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/33b6-190x100.jpg 190w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sidoo kale, Dhaxal-sugaha Boqortooyada, ahna Ra\u2019isul-wasaare-xigeenka iyo Wasiirka Difaaca ee Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan\u00a0 Bin C\/casiis waxa uu isagana Khadka Telefoonka kula soo xiriiray Madaxweyne Farmaajo oo uu ugu hambalyeeyey Munaasabadda Maalinta Qaranimadda Somalia ee 21ka Oktoober.<\/p>\n<p>Warbaahinta Sacuudiga ayaa baahisay Dhambaallada ay Madaxda dalkaasi u soo direeen Madaxweynaha DFS Maxamed Cabulaahi Farmaajo, waxayna Boqorka iyo Wiilkiisa \u00a0u rajeeyeen Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed inay ku waaraan horumar iyo Barwaaqo.<\/p>\n<p>21ka Oktoober ayaa ku beegan sanad guuradii 48aad ee kasoo wareegtay markii dalka Soomaaliya Afgambi Milatari ku qabsaday Maxamed Siyaad Barre, umana ahan Soomaaliya maalin Qaran.<\/p>\n<div class=\"entry-content clearfix single-post-content\">\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Okt 2017 (Puntlandes) Boqorka dalka Sacuudiga Salmaan Bin C\/casiis ayaa waxa uu Madaxweynaha JFS&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43654,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-43685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1319,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43685","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=43685"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43692,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43685\/revisions\/43692"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/43654"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=43685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=43685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=43685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}