{"id":43694,"date":"2017-10-21T13:28:18","date_gmt":"2017-10-21T11:28:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43694"},"modified":"2017-10-21T13:28:18","modified_gmt":"2017-10-21T11:28:18","slug":"daawo-muuqaal-dhamaystiran-cali-khaliif-oo-soomaliland-ka-codsaday-inay-ku-duusho-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43694","title":{"rendered":"Daawo Muuqaal dhamaystiran: Cali Khaliif oo Soomaliland ka Codsaday inay ku Duusho Puntland"},"content":{"rendered":"<p>21 Okt 2017 (Puntlandes) Cali Khaliif Galayr oo maalintii Shalay Heshiis la galay Somaliland ayaa sheegay inuu Wel wel ka qabo Sida uu u miro dhali doono Heshiiska uu la gaadhay Somaliland.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-43695\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a4.jpg\" alt=\"34a4\" width=\"591\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a4.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a4-300x199.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a4-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a4-638x423.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34a4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 591px) 100vw, 591px\" \/><\/a><br \/>\nGalayr ayaa wuxuu Codsaday inay Somaliland Duulimaad ku Qaado Puntland, Isagoo ku eedeeyay inay ku hayso Faragelin Siyaasadeed, Dhaqaalle iyo mid Ciidanba.<\/p>\n<p>Cali Khaliif Galayr ayaa yiri<strong> \u201cPuntland ayaa Duulimaad nagu ah Siyaasad ahaan, Dhaqaalle ahaan iyo Ciidan ahaan, Adeerayaal Nala garta oo Gacan na siiya, Harti iyo Daarood wax la dhaho ma jiraan, Buuhoodle maamul ayay naga dul dhiseen, Ciidamo ayaa ka joogay Kuwa kalana way Qorayaan\u201d\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Cali Khaliif Galayr oo sii adkaynaya codsigiisii ayaa yiri<strong> \u201cWallaahay ma aamini doono Somaliland iyo Isaaq Hadii aysan Puntland oo Rabta Dhulkayaga Wax nagala Qaban\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Daawo muuqaal dhamaystiran oo ku saabsan ku biiristii Galayr ee Somaliland, hadalka Galayr ka bilow daqiiqadda 21:15.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-mz5xk5wHuk\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Okt 2017 (Puntlandes) Cali Khaliif Galayr oo maalintii Shalay Heshiis la galay Somaliland ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43695,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-43694","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2387,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=43694"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43696,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43694\/revisions\/43696"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/43695"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=43694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=43694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=43694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}