{"id":43729,"date":"2017-10-22T11:09:36","date_gmt":"2017-10-22T09:09:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43729"},"modified":"2017-10-22T11:09:36","modified_gmt":"2017-10-22T09:09:36","slug":"aqalka-sare-oo-ka-doodaya-khilaafka-dowladda-federaalka-dawlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43729","title":{"rendered":"Aqalka Sare oo ka doodaya khilaafka dowladda Federaalka &#038; Dawlad Goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>22 Okt 2017 (Puntlandes) Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa maanta dood ka yeelanaya khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada, kaasoo maalmihii u dambeeyay meel xun gaaray.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a5a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-42383\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a5a.png\" alt=\"29a5a\" width=\"455\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a5a.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a5a-300x225.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a5a-342x256.png 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a5a-150x113.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a5a-269x201.png 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a5a-292x219.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29a5a-638x479.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 455px) 100vw, 455px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Aqalka sare ayaa markii u horeysay soo fara gelinaya khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada oo rasmi ahaan Aqalka sare ku matalo Federaalka.<\/p>\n<p>Warar ku dhow dhow Guddoonka Aqalka sare ayaa sheegaya in kulanka maanta laga soo saari doono warbixin la xiriirta khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, iyo sida loo xalin karo.<\/p>\n<p>Dowlad goboleedyada ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada iyo Xukuumadda inay fara gelin ku hayaan, isla markaana ku howlan yihiin bur burinta Fadaraalka dalka.<\/p>\n<p>Dhanka kale qoraal ay Villa Somalia shaacisay ayey ku sheegtay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo uu Madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray shir 28ka bishan ka dhici doona magaalada Muqdisho, kaasoo laaga hadli doono sidii khilaafka jira loo xalin lahaa.<\/p>\n<p>Puntlandesa.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>22 Okt 2017 (Puntlandes) Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa maanta dood ka yeelanaya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":42383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-43729","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1333,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43729","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=43729"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43729\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43730,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43729\/revisions\/43730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/42383"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=43729"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=43729"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=43729"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}