{"id":43959,"date":"2017-10-29T11:27:36","date_gmt":"2017-10-29T10:27:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43959"},"modified":"2017-10-29T11:27:36","modified_gmt":"2017-10-29T10:27:36","slug":"madaxweyne-farmaajo-waxa-aan-alle-uga-baryayaa-in-uu-janadiisa-ku-manaysto-dadkii-soomaaliyeed-ee-lagu-laayey-weerarkan-argagixiso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=43959","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo \u201cWaxa aan Alle uga baryayaa in uu Janadiisa ku manaysto dadkii Soomaaliyeed ee lagu laayey weerarkan argagixiso\u201d"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">29 Okt 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii ku geeriyooday weerarkii argagixisada ahaa ee lala beegsaday Hoteel Naaso hablood.<\/p>\n<div class=\"content-ad\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34e9a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-43878\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34e9a.jpg\" alt=\"34e9a\" width=\"513\" height=\"302\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34e9a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34e9a-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34e9a-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/34e9a-638x376.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 513px) 100vw, 513px\" \/><\/a><\/div>\n<p align=\"left\">Madaxweynahu waxa uu Alle uga baryey in uu naxariistiiisa Janno ka waraabiyo dadkii ku shahiiday weerarkaas arxan darrada ah.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201c Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Waxa aan Alle uga baryayaa in uu Janadiisa ku manaysto, dadkii Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan ee lagu laayey weerarkaan. Intii dhaawacanta iyagana waxa aan ugu ducaynaynaa in Alle uu siiyo caafimaad deg-deg ah.\u201d<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweyne Farmaajo ayaa ku tilmaamay weerarkaan mid ay doonayso argagixisada Alshabaab in ay ku cabsi galiso shacabka Soomaaliyeed ee ku baraarugay musiibadii 14ka Oktoobar, taas oo horseedday midnimo iyo istaakulayn ay muujiyeen shacabku dal iyo dibadba.<\/p>\n<p align=\"left\">\u201cWaxaa cabsi galiyey dadkeenna midoobay ee is garab-istaagay xilligii adkaa iyaga oo muujinaya sida ay uga go\u2019antahay in ay ka qayb qaataan abaabulka lagu nabadaynayo dalka.\u201d<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in falalka noocaan oo kale ah aysan marnaba niyad-jab ku noqonayn qorshayaasha iyo howlgallada dowladda ay kaga hortagayso dhibaatada ay ku hayaan shacabka argagixisada Alshabaab.<\/p>\n<p align=\"left\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 Okt 2017 (Puntlandes)\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeynaaya muwaadiniintii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43878,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-43959","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1702,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=43959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":43960,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/43959\/revisions\/43960"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/43878"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=43959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=43959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=43959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}