{"id":44007,"date":"2017-10-30T18:54:38","date_gmt":"2017-10-30T17:54:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44007"},"modified":"2017-10-30T18:54:38","modified_gmt":"2017-10-30T17:54:38","slug":"akhriso-qodobada-looga-hadlayo-shirka-dfs-golaha-iskaashiga-dawlad-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44007","title":{"rendered":"Akhriso qodobada looga hadlayo Shirka DFS &#038; Golaha Iskaashiga dawlad Goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p>30 Okt 2017 (Puntlnades) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Iskaashiga dawlad Goboleedyada dalka oo shalay uu shir uga furmay magaalada Muqdisho ayaa shirkooda maanta waxa uu gelay maalinkii labaad.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-13.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-43965\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-13.jpg\" alt=\"3\" width=\"640\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-13.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-13-300x184.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-13-292x179.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-13-638x391.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxda dalka ayaa waxaa miiska u saaran qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin:<\/p>\n<p><strong>1-SIYAASADA<\/strong><\/p>\n<p>a)<strong>Dajinta iyo xalinta xiisadaha siyaasadeed ee Taagan:<\/strong> joojinta dhamaan wax ala iyo waxii sii kordhin kara xiisadaha siyaasadeed ee hada taagan si fursad loo siiyo in si dagan looga wada hadlo, loona xaliyo khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya labada dhinac.<\/p>\n<p>b) <strong>Hagaajinta Iskaashi labada dhinac:<\/strong> Abuuritaanka xiriir iyo hanaan wada shaqayn oo cusub kaas oo ku dhisan iskaashi iyo talo wadaag.<\/p>\n<p>c) <strong>Qorsheynta Kaalmooyinka:<\/strong> Ka wada hadalka arimaha Kaalmooyinka si loo helo hab iyo hanaan isu dheeli tiran oo loo qaybsanayo Kaalmooyinka dibada laga helo.<\/p>\n<p>d<strong>) Hindise Sharciyeedyada:<\/strong> Ka wada hadalka arimaha xeerarka hay\u2019adaha Dowlada dhexe meel marinayaan.<\/p>\n<p><strong>2-HANAANK FEDERALAYNTA<\/strong><\/p>\n<p>a) <strong>Awoodaha iyo Khayraadka:<\/strong> Kawada hadalka iyo ka go\u2019aarista sida ugu haboon oo loo wadaagi karo Awoodaha iyo Khayraadka.<\/p>\n<p><strong>3-DIB U EEGISTA DASTUURKA<\/strong><\/p>\n<p>a) <strong>Hanaanka Dastuurka:<\/strong> Samaynta Hanaan iyo qorshe mideysan oo qeexaya geedi socodka dib u eegista dastuurka kaas oo damaanad qaadaya doorarka kala duwan ee ay kala yeelanayaan matalayasha dib u eegista Dastuurka.<\/p>\n<p><strong>4-DOORASHOOYINKA<\/strong><\/p>\n<p>a) <strong>Doorashada 2020:<\/strong> Dajinta qorshe hawleed qeexaya haananka geedi socodka doorashooyinka kaas damaanad qaadaya in la gaaro hal cod hal qof sanadka 2021.<\/p>\n<p>b) <strong>Xisbiyada:<\/strong> Dardargaliyo dhamaystirka hanaanka siyaasada xisbiyada<\/p>\n<p><strong>5-AMNIGA <\/strong><\/p>\n<p>a) <strong>Qorshaha Amniga: <\/strong>Dardargalinta fulinta Qorshe hawleedkii amniga oo ay ugu horeyso isku dhafka ciidanka iyo dib u qaabaynta qaybaha ciddanak wadanka.<\/p>\n<p>b) <strong>Golaha Amniga Qaranka:<\/strong> Dib u eegista habka iyo hanaanka go\u2019aan qaadashada Golaha.<\/p>\n<p>c) <strong>Wadaaga kaalmooyinka ciidanka:<\/strong> Abuurida hanaan isu dheeli tiran oo lagu qaybinayo saraakiisha, tababarada iyo qalabka ciidamada.<\/p>\n<p>d) <strong>Ciidamada Amniga ee DG:<\/strong> Helida hanaan lagu kaalmayn karo cidamada Dowlad Goboleedyada. e. Doorka SNA iyo NISA: In la cadeeyo doorka ciidamada qaranka ee jooga dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-44008\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/8.png\" alt=\"8\" width=\"710\" height=\"869\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/8.png 710w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/8-245x300.png 245w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/8-292x357.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/8-638x781.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 710px) 100vw, 710px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 Okt 2017 (Puntlnades) Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Iskaashiga dawlad Goboleedyada dalka oo shalay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43965,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44007","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1542,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44007","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44007"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44007\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44009,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44007\/revisions\/44009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/43965"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44007"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44007"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44007"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}