{"id":44028,"date":"2017-10-31T07:59:32","date_gmt":"2017-10-31T06:59:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44028"},"modified":"2017-10-31T07:59:32","modified_gmt":"2017-10-31T06:59:32","slug":"sawirro-madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44028","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Ka Qayb Galay Shirkii Muqdisho oo Si Rasmi ah U Furmay."},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa caawa fiidnimadii 30 October 2017 ka qayb galay shirkii wada tashiga DFS iyo dawladdaha xubnaha ka ah DFS \u00a0ee Muqdisho uga socdey oo si rasmi ah u Furmay.<\/p>\n<p>Shirkani oo ka furmay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa sidoo kale ka qayb galay Madaxweynaha DFS Mudane. Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre, Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka DFS, Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Aqalka Sare, Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha DFS, Madaxweynaha Jubbaland, Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Madaxweynaha Galmudug, iyo Madaxweynaha Hir-shabeelle iyo \u00a0Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dawladdaha xubnaha ka ah DFS.<\/p>\n<p>Arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin dagaalka ka dhanka ahAl-Shabaab,dib u eegista Dastuurka, dardargelinta hanaanka Federaalka, daadajinta hannaanka ka faa\u2019iidaysiga Khayraadka iyo mashaariicda horumarineed ee dalka ayaa waxaa loo xil saaray guddi isku dhaf ah oo ka kala socda Dowladda Dhexe iyo dowladdaha xubnaha ka ah DFS.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr, Cabdiwali\u00a0 Maxamed Cali Gaas oo shirka furitaankiisa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay ayaa sheegay in \u00a0shirkaan la isugu yimid uu yahay \u00a0sidii baahida iyo dhibta jirta \u00a0tashi looga yeelan lahaa, taasoo guul u horseedaysa shacabka Soomaliyeed, waxaana uu Madaxweynuhu tilmaamay in arintani ay muujinayso sida nidaamka faderaalku dalka uga hirgalay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay \u00a0in dalku amni iyo xasilooni uu helo, waxaana \u00a0uu xusay Madaxweynuhu\u00a0 in\u00a0 rajo wanaagsan ay muuqanayso marka loo eego halka laga soo hayaamay bur-burkii kadib, isla markaana waxa uu Madaxweynuhu shacabka Soomaliyeed uga tacsiyeyey dadkii ku wax yeeloobey qaraxyadii kala danbeeyey ee shacabka Soomaaliyeed lagu dhibaateeyey 14 October\u00a0 iyo\u00a0 28 October 2017, waxaana uu intii ku dhaawacantayna Eebbe uga baryey inuu u boogadhayo, intii ku dhimatayna u naxariisto, samir iyo iimaana Alle inaga siiyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha oo kahadlaya muhiimadda uu leeyahay amaanku ayaa tilmaamay in amnigu yahay waxa keliya ee Soomaaliya maanta u baahan tahay.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaalidu waxa weeye wixii aad samayn jirtey inaad weligaa samayso haddana aad rajayso maxsuulkii kuusoo bixijirey wax kaduwan, waxaan u baahannahay amniga qaabkii aan u samayn jirney haddii uu illaa hadda wax tari waayey war amniga aan dib u eegno maxaa qaldan?, maxaan sixi karnaa aan is weydiino\u201d.<\/strong>\u00a0ayuu yiri Madaxweynaha dawladda Puntland.<\/p>\n<p><strong>\u201d Madaxweyne marka waxa loo baahan yahay maadaamaan isu wada nimid waxayaabo yaryar in aan dul istaagno waxaa ugu horeeya dalkani wuxuu u baahan yahay xasilooni siyaasadeed, taas oo ku imanaysa wada tashi, isu imatin iyo inay muuqato wada jir cadawgan inaan mid ka nahay, waxaan u baahan-nahay Madaxweyne arrimaha masiiriga ah oo ay ugu horayso dastuurka, xasilintii dalka, fadaraalayntii dalka iyo xorayntii dalka, shuruucda dalka lagu dhiqi doono waa in wax laga waydiiyaa dadka lagu dhiqidoono\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas \u00a0ayaa ku booriyey DFS in ladaradar geliyo ka shaqaysiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka DFS, kuwaas oo si toos ah u metela dawladdaha xubnaha ka ah DFS, isl mar\u2019ahantaana waxa uu Madaxweynuhu sheegay inu shirkanu u rajaynayo mid Soomaali oo dhan guul usoo hooya kuna soo gebagebooba maxsuul wanaagsan.<\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102709\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-18.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-18.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-18.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-18.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102709\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/1-397\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-18.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;3.5&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509390104&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;18&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;800&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.033333333333333&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"1\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-18.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/1-18.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102710\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/2-18.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/2-18.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/2-18.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/2-18.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102710\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/2-364\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/2-18.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;3.5&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509390059&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;18&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;800&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.033333333333333&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"2\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/2-18.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/2-18.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102711\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-14.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-14.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-14.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-14.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102711\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/3-342\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-14.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;3.2&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509393599&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;100&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;4000&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.008&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"3\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-14.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/3-14.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102712\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/4-9.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/4-9.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/4-9.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/4-9.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102712\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/4-298\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/4-9.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;2.8&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509391914&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;140&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;5000&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.005&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"4\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/4-9.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/4-9.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102713\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6731.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6731.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6731.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6731.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102713\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_6731-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6731.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509384021&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;50&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;5000&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.016666666666667&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6731\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6731.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6731.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102714\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6738.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6738.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6738.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6738.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102714\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_6738-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6738.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;4.5&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509384036&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;35&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;2500&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.02&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6738\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6738.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6738.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102715\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6804.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6804.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6804.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6804.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102715\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_6804-4\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6804.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509389595&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;56&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.0125&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6804\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6804.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6804.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102716\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6860.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6860.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6860.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6860.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102716\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_6860-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6860.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509390024&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;96&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.0125&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6860\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6860.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6860.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102717\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6921.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6921.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6921.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6921.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102717\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_6921\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6921.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;4.5&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509390271&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;35&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;2000&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.02&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6921\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6921.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6921.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102718\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6985.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6985.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6985.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6985.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102718\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_6985\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6985.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509390734&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;97&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.008&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6985\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6985.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6985.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102719\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6997.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6997.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6997.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6997.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102719\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_6997\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6997.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509390863&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;128&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.01&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_6997\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6997.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_6997.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102720\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7011.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7011.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7011.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7011.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102720\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7011-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7011.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509391250&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;135&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.016666666666667&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7011\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7011.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7011.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102721\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7025.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7025.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7025.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7025.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102721\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7025-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7025.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;2.8&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509391601&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;200&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.004&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7025\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7025.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7025.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102722\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7044.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7044.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7044.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7044.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102722\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7044-4\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7044.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;2.8&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509391659&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;88&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;4000&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.008&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7044\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7044.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7044.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102723\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7077.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7077.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7077.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7077.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102723\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7077-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7077.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;3.2&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509391845&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;70&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;2500&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.01&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7077\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7077.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7077.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102724\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7087.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7087.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7087.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7087.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102724\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7087-4\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7087.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;2.8&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509391883&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;135&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.008&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7087\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7087.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7087.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102725\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7108.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7108.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7108.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7108.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102725\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7108\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7108.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509392097&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;135&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.02&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7108\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7108.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7108.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102726\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7175.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7175.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7175.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7175.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102726\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7175-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7175.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509393128&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;135&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.016666666666667&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7175\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7175.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7175.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102727\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7227.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7227.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7227.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7227.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102727\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7227-3\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7227.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509393741&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;135&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.016666666666667&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7227\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7227.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7227.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102728\" src=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7231.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7231.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7231.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7231.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102728\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7231\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7231.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509393747&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;121&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.008&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7231\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7231.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i2.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7231.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102729\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7240.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7240.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7240.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7240.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102729\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7240-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7240.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509394097&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;122&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;6400&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.008&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7240\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7240.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7240.jpg?fit=1000%2C667\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-102730\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7252.jpg?resize=1000%2C667\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7252.jpg?w=1024 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7252.jpg?resize=600%2C400 600w, https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7252.jpg?resize=900%2C600 900w\" alt=\"\" width=\"887\" height=\"592\" data-attachment-id=\"102730\" data-permalink=\"http:\/\/puntlandpost.net\/2017\/10\/31\/madaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ka-qayb-galay-shirkii-muqdisho-oo-si-rasmi-ah-u-furmay\/img_7252-2\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7252.jpg?fit=1024%2C683\" data-orig-size=\"1024,683\" data-comments-opened=\"0\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;5.6&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;Canon EOS 80D&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1509394427&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;92&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;5000&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0.008&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"IMG_7252\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7252.jpg?fit=600%2C400\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/puntlandpost.net\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/IMG_7252.jpg?fit=1000%2C667\" \/><\/strong><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa caawa fiidnimadii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44021,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1519,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44028"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44029,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44028\/revisions\/44029"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44021"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}