{"id":44139,"date":"2017-11-04T13:12:46","date_gmt":"2017-11-04T12:12:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44139"},"modified":"2017-11-04T13:12:46","modified_gmt":"2017-11-04T12:12:46","slug":"mareykanka-oo-muwaadiniintiisa-ku-amray-inay-si-degdeg-ah-uga-baxaan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44139","title":{"rendered":"Mareykanka oo Muwaadiniintiisa ku amray inay si degdeg ah uga baxaan Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>04 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Mareykanka ayaa ku amray muwaadintiisa inay si degdeg ah uga baxaan magaalada Muqdisho, kaddib warbixin digniin ah oo uu soo saaray Xafiiska Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya.<span id=\"more-82605\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/9-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44140\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/9-2.jpg\" alt=\"9\" width=\"362\" height=\"226\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbixin uu soo saaray Howlgalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in dhamaan shaqaalaha Muwaadiniinta Mareykanka ee ku sugan <strong>Garoonka Diyaaradaha Muqdisho<\/strong> iyo Muwaadiniinta kale inay isaga baxaan Muqdisho illaa amar dambe.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa lagu sheegay in xaaladda Nabadgelyo ee Soomaaliya ay tahay mid aad u halis ah, isla markaana khatar ku ah muwaadiniinta Mareykanka.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa safaarad ku laheyn magaalada Muqdisho,\u00a0laakiin\u00a0wuxuu muwaadiniintiisa siiyay macluumaad ku saabsan hadii xaalad khatar dareemaan inay la xiriiraan Safaaradda Mareykanka ee Nairobi.<\/p>\n<p>Digniintan ka soo baxday Mareykanka ayaa ah tii u horeysay oo nooceeda ah, waxaana ay ku soo beegmaysaa, iyadoo Al-Shabaab ay todobaadyadii u dambeysay kordhisay weerarada ay ka geysaneysay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>04 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Mareykanka ayaa ku amray muwaadintiisa inay si degdeg ah uga baxaan magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1274,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44139"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44141,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44139\/revisions\/44141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44140"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}