{"id":44196,"date":"2017-11-05T10:44:24","date_gmt":"2017-11-05T09:44:24","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44196"},"modified":"2017-11-05T10:45:09","modified_gmt":"2017-11-05T09:45:09","slug":"sawirro-madaxweynaha-hirshabelle-oo-xalay-kulan-casho-sharaf-ah-laqaatay-xildhibaanada-dowladda-dhexe-ku-matala-hirshabelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44196","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha Hirshabelle oo Xalay Kulan Casho Sharaf Ah Laqaatay Xildhibaanada Dowladda Dhexe Ku Matala Hirshabelle"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xalay kulan casho sharaf ah kula qaatay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Xildhibaanada Aqalka Hoose iyo Aqalka sare ee Hirshabelle ku matala Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya.<\/p>\n<p>Kulanka Casha sharaftaasi oo uu soo qaban qaabiyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa ku wehlinayay Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen \u201cCali Guudlaawe\u201d iyo Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Marki si wada jir ah ay u wada casheeyeen Madaxweynaha iyo Xildhibaannada ka soo jeeda Deegaanada Hirshabelle ee xalay kulanka wada qaatay, ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo quseeya Qaranimada Soomaaliya iyo Howlaha horyaala Hirshabelle iyo Sida lagama maarmaanka ay u tahay in la iska kaashado horumarinta dowlad Goboleedkani curdunka ah.<\/p>\n<p>Inta kulanka uu socday ayaa waxa sidoo kale ay iska xogwareysteen Xaaladda Siyaasadda dalka, Wada shaqeynta dowladda dhexe iyo Hirshabelle, ka shaqeynta Amniga Dalka gaar ahaan deegaanada Hirshabelle, iyo in Xildhibaanada labada aqal ee laga soo doortay Hirshabelle in ay u midoobaan horumarinta iyo dhisida dowlad goboleedka si dhowna ay ula shaqeeyaan maamulkani.<\/p>\n<p>Kunlanka oo ahaa mid waqti badan qaatay Xildhibaanada iyo Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa waxaa aad looga dooday arrimahaasi aan soo sheegay, waxaana ay isku raaceen in muhiim ay tahay in laga wada hadlo islamarkaana laga tashto sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta Dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada dalka ka jira, si ay u sahlanaato in meel looga soo wada jeesto wax kasta oo dhaawacaya Sharafta iyo heybadda umadda Soomaaliyeed, iyo ciribtirka kooxaha isku biirsaday leynta iyo dabar goynta Umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare\u00a0 ayaa Xildhibaanada u faah faahiyay mudada Xafiiska uu joogo waxyaabaha u qabsoomay caqabadaha jira, iyo qorshayaasha maamulka u degsan bilaha soo socda, shirarkii uu kaga soo qeyb galay Magaalada Kismaayo, kan hadda ka socda Magaalada Muqdisho, iyo safaro uu ku soo kala bixiyay Deegaanada Hirshabelle, waxaana uu ugu baaqay Xildhibaannada in doorkooda ee ah u shaqeynta bulshada ay matalaan ay qaataan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xildhibaanada Labada Aqal ee Hirshabelle ku matala Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaba gabadii kulanka Madaxweynaha Hirshabelle iyo ku xigeenkiisa u balanqaaday in had iyo jeer waqtigooda ugu badan ay galin doonaan sidii ay ugudan lahaayeen Waajibaadka Qaran oo ay u xil saaranyihiin, waxaana sidoo kale ay cadeeyaan inta badan in ay soo booqan doonaan Deegaanada Hirshabelle oo ay matalaan islamarkaana ay kala shaqeyn doonaan maamulka horumrinta iyo dhisida Dowlad Goboleedka, waxaana ay kaga Mahadceliyeen Madaxweynaha Warbixintaasi faah faahsan uu ula wadaagay Xildhibaanada labada aqal ee ku Abtirsada Hirshabelle.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galaya shirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ee ka socda Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u2014-Dhamaad\u2014\u2013<br \/>\n<strong>Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Madaxtooyada Dowladda Hirshabeelle<\/strong><\/p>\n<p><strong>Directorate Of Media &amp; Public Relation Office Of The President Hirshabeelle State Of Somalia<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348444 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6233.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6233.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6233-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6233-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348445 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6249.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6249.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6249-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6249-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348446 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6251.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6251.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6251-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6251-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348447 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6257.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6257.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6257-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6257-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348448 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6258.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6258.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6258-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6258-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348449 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6259.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6259.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6259-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6259-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348450 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6261.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6261.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6261-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6261-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348451 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6264.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6264.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6264-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6264-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348452 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6265.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6265.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6265-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6265-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348453 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6271.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6271.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6271-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6271-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348454 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6283.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6283.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6283-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6283-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348456 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6301.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6301.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6301-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6301-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348457 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6302.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6302.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6302-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6302-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348458 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6303.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6303.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6303-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6303-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348459 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6305.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6305.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6305-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6305-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348460 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6309.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6309.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6309-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6309-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348462 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6311.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6311.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6311-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6311-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348463 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6312.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6312.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6312-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6312-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348464 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6315.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6315.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6315-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6315-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348466 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6317.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6317.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6317-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6317-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348467 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6318.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6318.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6318-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6318-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348468 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6319.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6319.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6319-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6319-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348469 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6321.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6321.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6321-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6321-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348470 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6323.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6323.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6323-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG_6323-630x420.jpg 630w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348471 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0032.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0032.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0032-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0032-80x60.jpg 80w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0032-265x198.jpg 265w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0032-560x420.jpg 560w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/>\u00a0<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-348472 td-animation-stack-type0-1\" src=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0036.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0036.jpg 640w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0036-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0036-80x60.jpg 80w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0036-265x198.jpg 265w, http:\/\/www.radiomuqdisho.net\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/IMG-20171105-WA0036-560x420.jpg 560w\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xalay kulan casho sharaf&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1297,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44196"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44199,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44196\/revisions\/44199"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44197"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}