{"id":44247,"date":"2017-11-06T08:16:41","date_gmt":"2017-11-06T07:16:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44247"},"modified":"2017-11-06T08:16:41","modified_gmt":"2017-11-06T07:16:41","slug":"sawirro-madaxwayne-ku-xigeenka-puntland-oo-munaasabad-sagootin-ah-u-sameeyey-ku-xigeenka-madaxa-undp-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44247","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxwayne Ku-xigeenka Puntland oo Munaasabad Sagootin Ah U Sameeyey Ku-xigeenka Madaxa UNDP Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Madaxwayne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camay ayaa caawa oo ay taariikhdu Tahay 05 Nov 2017 waxa uu Xaflad Sagootin ah ugu sameeyey qasmiga Madaxtooyada Garoowe Ku-xigeenkii madaxa hay\u2019adda UNDP Soomaaliya Mr. David Akobayan<\/p>\n<p>Munaasibaddan casho sharafta ah ayaa ujeedkeedu Waxaa uu ahaa \u00a0Sagootin uu Madaxweye Kuxigeenku u sameeyey \u00a0Mr.David Akobayan oo muddo xiliyeedkii shaqadiisu soo gebogebawdey, islamarkaana loobedelay dalka Suuriya halkaasi oo \u00a0noqondoonta fadhigiisa cusub.<\/p>\n<p>Madaxwayne Ku-xigeenka dawladda Puntland ayaa waxaa kuwehelinayay Munaasabadda \u00a0Masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Dawladada Puntland, Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, waxaa sidoo kale qayb ka ahaa sagootinta Mr. David \u00a0Madaxda iyo shaqaalaha hay\u2019adda UNDP ee fadhigeedu yahay Magaala Madaxda dawladda Puntalnd ee Garoowe.<\/p>\n<p>Dhinaca kale \u00a0Madaxwayne Ku-xigeenka oo munaasibaddaasi casha sharafta ah hadalo kooban kajeediyay ayaa sheegay in Mr. David uu wax badan kaqabtay hawlaha xafiiska UNDP muddadii uu ka ahaa Ku-xigeenka madaxa Xafiiska Soomaaliya, waxaana uu Madaxwayne Ku-xigeenku uga mahadnaqay Mr. David shaqadii wanaagsanayd ee uu ka qabtay mudadii uu kashaqaynayay Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxwayne Camey ayaa ku amaanay Mr. David in uu yahay shaqsi ku suntan shaqo Wanaag daacadnimo karti iyo aqoon, isla markaana uu masuuliyad gaar ah iska saaray sidii uu u dardargelin lahaa una meel marinlahaa hawlihiisa shaqo ee ku aadanaa Fulinta Mashaariicda horumarineed ee hay\u2019adda UNDP ka fulinayso Dawladda Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Madaxa hay\u2019adda UNDP\u00a0 Somaliaya Mr. David ayaa kamahad celiyay Wada shaqayntii Wanaagsanayd ee uu lalahaa hay\u2019addaha Dawladda Puntland iyo Madaxdoodaba, kuwaasi oo uu tilmaamay in ay ka dhexeysay Wada-shaqayn wanaagsan\u00a0 iyo hufnaan<\/p>\n<p>Ugu danbayn, Madaxwayne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camay ayaa kuxigeenka maxadii hore ee xafiiska UNDP Soomaaliya Mr. David gudoonsiiyay \u00a0hadiyado isugu jira Shahaado Sharaf iyo sidoo kale abaal marin ahayd hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44248\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17.png\" alt=\"17\" width=\"631\" height=\"355\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17.png 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17-768x432.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 631px) 100vw, 631px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17a.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44249\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17a.png\" alt=\"17a\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17a.png 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17a-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17a-768x432.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17a-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17a-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17a-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwayne Ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camay ayaa caawa oo ay taariikhdu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44249,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44247","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1409,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44247"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44250,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44247\/revisions\/44250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44249"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}