{"id":44254,"date":"2017-11-06T13:25:50","date_gmt":"2017-11-06T12:25:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44254"},"modified":"2017-11-06T13:25:50","modified_gmt":"2017-11-06T12:25:50","slug":"dhagayso-taliyaha-ciidamada-badda-puntland-oo-beeniyey-in-askari-ka-tirsan-ciidankiisa-uu-ka-dambeeyey-falkii-lagu-dhibaateeyey-gabar-15-jir-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44254","title":{"rendered":"Dhagayso: Taliyaha Ciidamada badda Puntland oo beeniyey in Askari ka tirsan Ciidankiisa uu ka dambeeyey falkii lagu dhibaateeyey Gabar 15 jir ah"},"content":{"rendered":"<p>06 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0 Taliyaha Ciidamada ilaalada Xeebaha Puntland Admiraal Cabdirsaaq Diiriye Faarax Ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar been abuur ah oo Maalmihii Danbe lagu baahinayay Baraha Bulshada oo sheegaya in askari ka Tirsanaa Ciidanka Badda Puntland uu ka danbeeyay falka lagu dhaawacay Gabar 15- kadib markii uu askarigaasi Xabad oga dhuftay qeybta Taranka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44256\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17b.jpg\" alt=\"17b\" width=\"475\" height=\"356\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17b.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17b-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17b-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17b-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17b-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17b-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/17b-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 475px) 100vw, 475px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Admiraal Cabdirsaaq Diiriye Faarax ayaa intaasi ku daray in ay arintani ay tahay mid foolxun oo loo baahan yahay in baaritana dheer lagu sameeyo si sharciga loo hor keeno Askarigii ka danbeyey falkaasi.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada\u00a0oo saxaafadda la hadlay ayaa\u00a0yiri \u201d Qofka Magacaasi wata Waligiis Ciidanka Badda Puntland Kama Mid Noqon, Mana Naqaan Xitaa waligiis Lagama Ruqseyn, Waxaanan filaya waxa Tuhunka soo galiyay inuu Yahay in Dareeska ciidamada oo aad isugu eg ay dadku u qaataan in uu ahaa Askari ka Tirsan Ciidanka Badda Puntland. \u201d<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Taliyaha Ciidamada ilaalada Xeebaha Puntland Admiraal Cabdirsaaq Diiriye Faarax<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-44254-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-oo-beeniyey.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-oo-beeniyey.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-oo-beeniyey.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>06 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0 Taliyaha Ciidamada ilaalada Xeebaha Puntland Admiraal Cabdirsaaq Diiriye Faarax Ayaa waxba&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44256,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44254","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1402,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44254"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44257,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44254\/revisions\/44257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44256"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}