{"id":44450,"date":"2017-11-10T08:27:14","date_gmt":"2017-11-10T07:27:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44450"},"modified":"2017-11-10T08:27:35","modified_gmt":"2017-11-10T07:27:35","slug":"akhriso-warmurtiyeedka-isxalqaamayaasha-hormarinta-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44450","title":{"rendered":"Akhriso Warmurtiyeedka Isxalqaamayaasha Hormarinta Puntland ee Shirkii Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/11-4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-44366\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/11-4.jpg\" alt=\"11\" width=\"774\" height=\"516\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/11-4.jpg 1920w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/11-4-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/11-4-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/11-4-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/11-4-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/11-4-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/11-4-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 774px) 100vw, 774px\" \/><\/a><\/p>\n<p>10 Nov 2017 (Puntlandes) Shalay oo ay taariikhdu tahay 9\/11\/2017 waxaa si habsi leh u soo gabagaboobay Shirweynihii Dhallinyarada Isxilqaamayaasha Puntland kaas oo ka socday muddo labo maalmood ah Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug , waxaana ka soo qeyb galay todoba degmo oo isxilqaamayaal ah oo ka kala yimid deegaannada Puntland kuwaas oo kala ah :<\/p>\n<p>\uf0d8 Hormuudka Horumarka \u2013Gaalkacyo Mudug.<br \/>\n\uf0d8\u00a0<span class=\"_5afx\"><span class=\"_58cm\">WaanAwoodnaa<\/span><\/span>\u00a0\u2013Garoowe Nugaal.\u00a0<span class=\"text_exposed_show\"><br \/>\n\uf0d8 Hormuud baynu nahay \u2013 Qardho Karkaar.<br \/>\n\uf0d8 Dal-Iftiinshe &#8211; Carmo Bari.<br \/>\n\uf0d8 Daldhis \u2013Waaciye Karkaar.<br \/>\n\uf0d8 Hagran mayno \u2013 Badhan Sanaag.<br \/>\n\uf0d8 Hormarku Waa Annaga \u2013Bosaaso Bari.<\/span><\/p>\n<div class=\"text_exposed_show\">\n<p>Warmurtiyeedkaan oo ka kooban 10 qodob oo ka hadlaya waxyaabihii ka soo baxay Shirweynihii Dhalinyarada Isxilqaamayaasha Puntland oo ka socday magaalada Gaalkacyo ayna Martigaliyeen dhallinyarada Hormuudka Hormarka Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.<br \/>\nWaxay dhammaantood si wadajir ah usoo saareen warmurtiyeedka hoos ku qoran kaaso oo ay ku mideysan yihiin dhammaan Isxilqaamayaasha Puntland .<\/p>\n<p>1. Shirweynaha Wadatashiga Dhalinyarada Isxilqaamayaasha Puntland waxa uu inta uu socday shirka ay doorteen gudi ay ku mideysan yihiin Isxilqaamayaasha Hormarinta Puntland ka kooban 15 xubnood .<br \/>\n2. Guddiga isxilqaamayaasha hormarinta Puntland waxa uu u taagan yahay isku xirka , iskaashiga iyo midnimada isxilqaamayaasha hormarmarinta Puntland.<br \/>\n3. Guddiga Isxilqaamayaasha hormarinta Puntland waxa uu wada shaqeyn iyo xirir joogta ah la yeelanayaa dhamaan ururada bulshada, dalada dhalinyarada Puntland ee PYAN iyio cidkasta oo ka shaqeynaysa hormarinta bulshada .<br \/>\n4. Guddiga Isxilqaamayaasha hormarinta Puntland wuxuu ka madax bannaan yahay arrimo siyaasadeed IWM.<\/p>\n<p>5. Guddiga Isxilqaamayaasha hormarinta Puntland waxay qabanayaan kulamo ay isugu yimaadaan dhammaan Isxilqaamayaasha Puntland kaas oo lagu dhiirigalinayo dhalinyarada laguna soo bandhigayo waxqabadkooda.<br \/>\n6. Guddiga Isxilqaamayaasha hormarinta Puntland waxa ay baahinayaan dhammaan waxqabadyada hormarineed lana gaarsiiyo dhammaan deegaannada Puntland .<br \/>\n7. Guddiga Isxilqaamayaasha hormarinta Puntland waxa ay wadashaqeyn layeelandoonaan dhammaan bulshada qaybaheeda kala duwan sida Culimada,Ganacsatada, Waxgaradkii, qurbo joogta IWM.<br \/>\n8. Guddiga Isxilqaamayaasha hormarinta Puntland waxay ka shaqeynayaan ka mira dhalinta waxqabadyada hormarineed ee ka socda deegaanada Puntland iyadoo lasameynayo qorshayaal cusub oo hormarineed .<br \/>\n9. Xubnaha Guddiga Isxilqaamayaasha hormarinta Puntland waxa uu shaqayndoonaa mudo hal sano ah .<br \/>\n10. Guddiga Isxilqaamayaasha hormarinta Puntland waxay ugu baqayaan dhalinyarada Puntland iyo dhalinyarada soomaaliyeed inay ka qayb qaataan dib u dhiska dalka .<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso warmurtiyeedka<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-44451\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a2.jpg\" alt=\"19a2\" width=\"720\" height=\"929\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a2.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a2-233x300.jpg 233w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a2-292x377.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a2-638x823.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-44452\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a3.jpg\" alt=\"19a3\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a3.jpg 720w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a3-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a3-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19a3-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 Nov 2017 (Puntlandes) Shalay oo ay taariikhdu tahay 9\/11\/2017 waxaa si habsi leh u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44366,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1595,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44450"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44454,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44450\/revisions\/44454"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44366"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}