{"id":44518,"date":"2017-11-11T16:24:14","date_gmt":"2017-11-11T15:24:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44518"},"modified":"2017-11-11T16:24:14","modified_gmt":"2017-11-11T15:24:14","slug":"dhagayso-reer-sool-oo-sheegay-in-doorashada-somaliland-ay-ka-dhacayso-degaanadooda-reer-sanaag-oo-si-adag-uga-soo-horjeestay-doorashadaas","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44518","title":{"rendered":"Dhagayso: Reer Sool oo sheegay in Doorashada Somaliland ay ka dhacayso Degaanadooda &#038; Reer Sanaag oo si adag uga soo horjeestay Doorashadaas"},"content":{"rendered":"<p>11 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka Puntland ayaa dhawaan soo saaray Qaraar uu ku diiday in Doorasha isniinta ka dhacaysa Somailand la keeno oo ay ka dhacdo Deegaanada Puntland ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, iyadoo ay Xukuumadda Pmtland soo saartay go\u2019aanka la mid ah kan Baarlamaanka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19b.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44498\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19b.jpeg\" alt=\"19b\" width=\"555\" height=\"306\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19b.jpeg 952w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19b-300x165.jpeg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19b-768x424.jpeg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19b-292x161.jpeg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/19b-638x352.jpeg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 555px) 100vw, 555px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hadabashacabka goboladaas ayaa si aad u kala fog uga hadlay go\u2019aanka dawladda Puntland iyadoo ay reer Sool ama shacabka ku nool magaalada Laascaano ay sheegeen in Doorashada Somaliland ay ka dhacayso Degaanadooda ayna yihiin Reer Somailand.<\/p>\n<p>Dhagayso reer Sool ama Beesha Dhulbahante oo taageertay Doorashada Somaliland<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-44518-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Reer-Sool-Lascano-oo-sheegay-in-Doorashada-Somaliland-ay-ka-dhacayso-Degaanadooda.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Reer-Sool-Lascano-oo-sheegay-in-Doorashada-Somaliland-ay-ka-dhacayso-Degaanadooda.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/Reer-Sool-Lascano-oo-sheegay-in-Doorashada-Somaliland-ay-ka-dhacayso-Degaanadooda.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nDhanaka kale Reer Sanaag ama Beesha Warsangeli ayaa si adag uga soo hortimid in deegaanadooda ayy ka dhacdo Doorashada Somaliland, iyadoo uu gobolkaa jka bilowday kacdoon shacanb oo lagu taageeray go\u2019aanka Xukuumadda iyo baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Dhagayso Caaqil Cabdirisaaq Ducaale oo ka mid ah waxgaradka gobolka \u00a0Sanaag oo ka hadlaya kacdoon shacab oo bilowday<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-44518-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/G-sanaag-oo-ka-bilowday-Kacdoon-shacab-oo-ka-dhan-ah-Somaliland.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/G-sanaag-oo-ka-bilowday-Kacdoon-shacab-oo-ka-dhan-ah-Somaliland.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/G-sanaag-oo-ka-bilowday-Kacdoon-shacab-oo-ka-dhan-ah-Somaliland.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Baarlamaanka Puntland ayaa dhawaan soo saaray Qaraar uu ku diiday in Doorasha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1788,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44521,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44518\/revisions\/44521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44498"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}