{"id":44622,"date":"2017-11-14T09:51:25","date_gmt":"2017-11-14T08:51:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44622"},"modified":"2017-11-14T09:51:25","modified_gmt":"2017-11-14T08:51:25","slug":"akhriso-madaxweynaha-puntland-oo-degmada-xumbays-u-magacaabay-guddoomiye-ku-xigeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44622","title":{"rendered":"Akhriso Madaxweynaha Puntland oo Degmada Xumbays U Magacaabay Guddoomiye &#038; Ku-xigeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/18-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-43779\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/10\/18-1.jpg\" alt=\"18\" width=\"600\" height=\"433\" \/><\/a><\/p>\n<p>Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr- 136 November 13 2017 ayaa loogu magacaabay si kumeel gaar ah degmada Xumbays Guddoomiye iyo Guddoomiye Ku-xigeen.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Markuu tixgeliyey: Aqoontooda iyo waayo<br \/>\naragnimadooda shaqo.<\/p>\n<p>Markuu tixgeliyey: Tala soojeedinta Wasaaradda Arrimaha<br \/>\nGudaha Dawladaha Hoose iyo<br \/>\nHorumarinta Reer Miyiga.<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1.Waxaa Axmed Yuusuf Cusmaan si ku meel gaar ah loogu<br \/>\nmagacaabay Guddoomiyaha degmada Xumbays.<\/p>\n<p>2.Waxaa Bashiir Maxamed Cali [Galla] si ku meel gaar ah<br \/>\nloogu magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka degmada<br \/>\nXumbays.<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.<\/p>\n<p>=DHAMMAAD=<\/p>\n<p>XAFIISKA, WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr-&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":43779,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1291,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44623,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44622\/revisions\/44623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/43779"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}