{"id":44628,"date":"2017-11-14T20:24:23","date_gmt":"2017-11-14T19:24:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44628"},"modified":"2017-11-14T20:24:23","modified_gmt":"2017-11-14T19:24:23","slug":"golaha-wasiirada-dfs-oo-ansixiyay-miisaaniyadda-dowladda-2018","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44628","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada DFS oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda 2018"},"content":{"rendered":"<p>14 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Kulan deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2018.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29c8b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-42570\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29c8b.jpg\" alt=\"29c8b\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29c8b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29c8b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29c8b-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29c8b-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/09\/29c8b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirka oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa lagu gorfeeyey miisaaniyadda Dolwadda ee 2018 taasi oo tiro ahaan gaaraysa <strong>274 Milyan<\/strong> oo dollar taasi oo ka badan miisaaniyaddii hore.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa markii ugu horeysay lagu daray Miisaaniyadda ay yeelanayaan Akedemiyada cilmiga Fanka iyo Suugaan iyo Warshadda soo saarta dharka ciidanak qalabka sida.<\/p>\n<p>Golaha wasiirada ayaa sidoo kale dhageystay talooyin ay soo gudbiyeen saraakiisha laamaha ammaanka,oo kamid ah in waddooyinka lagu xiro camero CC iyo in gaadiidka ka dhex shaqeeya Muqdisho loo sameeyo Taarigo lagu aqoonsado si loo ogaado gaadiidka banaanka ka imaanayo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Golaha Wasiirada ayaa soo dhaweeyey qaabka ay u dhacday doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday deegaanada Soomaaliland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Kulan deg deg ah oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44629,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1120,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44628"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44630,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44628\/revisions\/44630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44629"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}