{"id":44669,"date":"2017-11-16T12:58:06","date_gmt":"2017-11-16T11:58:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44669"},"modified":"2017-11-16T12:58:06","modified_gmt":"2017-11-16T11:58:06","slug":"wasiirka-bayle-oo-ka-baxay-shirkii-golaha-wasiirada-kadib-khilaaf-dhexmaray-rw-khayre","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44669","title":{"rendered":"Wasiirka Bayle oo ka baxay shirkii Golaha wasiirada kadib khilaaf dhexmaray RW Khayre"},"content":{"rendered":"<p>16 Nov 2017 (Puntlandes) Wasiirka maaliyadda Somalia C\/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka baxay shirkii Khamiislaha ahaa ee ay golaha wasiirrada Somalia maanta ku yeeshaan Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/20a4-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44670\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/20a4-1.jpg\" alt=\"20a4\" width=\"371\" height=\"265\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/20a4-1.jpg 660w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/20a4-1-300x214.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/20a4-1-292x208.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/20a4-1-638x455.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/20a4-1-280x200.jpg 280w\" sizes=\"auto, (max-width: 371px) 100vw, 371px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Tallaabadan uu qaaday Wasiir Bayle ayaa la sheegay inay ku timid, kaddib markii muran daqiiqado socday uu soo dhex-galay isaga iyo Ra\u2019iisul wasaare Khayre, inkastoo aan la ogeyn wuxuu murankan salka ku hayo.<\/p>\n<p>Hadana warar hoose ayaa waxay sheegayaan inuu la xiriiro kadib markii uu RW Khayre si dadban ula wareegay shaqadii wasiirka.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Wasiirrada xukuumadda ayaa horay ugu eedeeyay RW-ha inuu fara-gelin ku hayo hawlahooda shaqo, iyadoo wasiirrada Xukuumadda ay ka digeen fara-gelinnada lagu hayo shaqooyinkooda gaarka ah.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Tallaabadan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo shalay ay xilkii iska-casishay Wasiirradii Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maryan Qaasim Axmed oo sheegay inay salka ku hayso is-casilaadeeddan is-barbar-yaac ka jira dhex-jira shaqada Xukuumadda Federaalka Soomaaliay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>16 Nov 2017 (Puntlandes) Wasiirka maaliyadda Somalia C\/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka baxay shirkii Khamiislaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1281,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44671,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44669\/revisions\/44671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44670"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}