{"id":44741,"date":"2017-11-18T11:39:42","date_gmt":"2017-11-18T10:39:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44741"},"modified":"2017-11-18T11:39:42","modified_gmt":"2017-11-18T10:39:42","slug":"video-gudoomiyaha-guddiga-doorashooyinka-sl-murrashax-cirro-oo-warbaahinta-la-hadlay-buuggii-wadani-soo-bandhigay-waxaa-lahaa-komishanka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44741","title":{"rendered":"Video: Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka SL &#038;Murrashax Cirro oo Warbaahinta la hadlay \u201dBuuggii Wadani soo bandhigay waxaa lahaa Komishanka\u201d"},"content":{"rendered":"<p>18 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Gudoomiyaha guddiga komishanka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro oo warbaahinta si wada jira ula hadlay warbaahinta ayaa waxay shaaca ka qaadeen in xal iyo is afgarad laga gaaray kulankii labada maalmood u socday guddiga komishanka Qaranka iyo murrashax iyo hogaanka xisbiga WADDANI ee ku saabsanaa cabashadii xisbiga.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/21a3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-44742\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/21a3.png\" alt=\"21a3\" width=\"608\" height=\"376\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/21a3.png 784w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/21a3-300x186.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/21a3-768x475.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/21a3-292x181.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/21a3-638x395.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 608px) 100vw, 608px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Murrashax Cirro ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in is afgarad ka gaareen Gedmooyinka Hargaysa iyo Gabileey dalka intiisa kalena ay qoraal Cabasho ah u gudbiyeen uuna is afgarad ku dhamaaday kullankaasi.<br \/>\nDaawo muuqaalka Musharax Cirro<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/AARMPu5smh8\" width=\"554\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Sidoo kale Musharax Cirro ayaa shaaca ka qaaday in buugii codaynta ee xisbiga WADDANI soo bandhigeen uu ahaa mid ay leeyihiin guddiga Doorashooyinka Somaliland, iyadoo uu sidaasna uu cadeeyey Gudoomiyaha guddiga komishanka.<\/p>\n<p>Dhinka kale Cabdiqaadir Iimaan Warsame gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa murrashaxx Cirro ku amaanay qaabka uu ula shaqeeyay, isagoo sheegay in tirinta codadkii Gobolka Maroodi-jeex iyo degmada Gabiley ay bilaabeen.<br \/>\nDaawo muuqaalka gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uFAis0lHp0E\" width=\"554\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Gudoomiyaha guddiga komishanka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo murrashaxa madaxwayne ee xisbiga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44742,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44741","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1636,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44741","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44741"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44743,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44741\/revisions\/44743"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44742"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}