{"id":44829,"date":"2017-11-23T11:08:41","date_gmt":"2017-11-23T10:08:41","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44829"},"modified":"2017-11-23T15:55:56","modified_gmt":"2017-11-23T14:55:56","slug":"breaking-news-is-rasaasayn-u-dhaxaysa-ganacsato-oo-ka-dhacday-suuqa-wayn-ee-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44829","title":{"rendered":"Is rasaasayn u dhaxaysa Ganacsato oo ka dhacday Suuqa wayn ee Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">23 Nov 2017 (Puntlandes) Wararka Warbaahinta Puntlandes ay ka helayso helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in israsaasayn ay ka dhacday Suuqa wayn ee bartamaha magaalada Gaalkacyo, iyadoo dhex martay ganacsato kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.<\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\"><\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/22b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-44836\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/22b3.jpg\" alt=\"22b3\" width=\"527\" height=\"396\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/22b3.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/22b3-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/22b3-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/22b3-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/22b3-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/22b3-292x219.jpg 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 527px) 100vw, 527px\" \/><\/a><\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\"><\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">War lagu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya inay israsaasayntaas ay ku dhinteen Ganacsade caan ka ahaa Gaalkacyo oo kasoojeeda dhanka Galmudug, kaasoo lagu magacaabi jiray, Cabdikariim Galax.<\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\"><\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">Khasaaraha ayaa ah 3 dhimasho ah oo kasoo jeedo dhanka Galmudug, halka uu jiro dhaawac kasoo jeeda labada dhan.<\/div>\n<p>Rasaastu ayaa ka bilaabatay kadib markii ganacsato kasoo jeeda xaafada Baraxley ee dhanka Galmudug ay diideen in la furo bakhaar kuyaala suuqa cir-toogtaha.<\/p>\n<p>Bakhaarkaan\u00a0iyo goobta laga dhisayba waxaa iska leh ganacsato reer Puntland ah, iyadoo markii saakay la isku dayay in badeecado lagu dajiyo ay ganacsatada kasoo jeeda Galmudug ku bilaabeen xabbado iyagoo diidan in dadku hantidooda ku ganacsadaan.<\/p>\n<p>Xaaladda magaalada ayaa hadda ah mid aad u kacsan waxaana jiro saansaan colaadeed oo aan horay loo arag. Dadka ka faalooda arimaha Mudug ayaa sheegaya inay hadda gacanta ka baxday maadaama ay tahay ganacatada waxa hadda dagaalamay.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 Nov 2017 (Puntlandes) Wararka Warbaahinta Puntlandes ay ka helayso helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44836,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1900,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44829","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44829"}],"version-history":[{"count":7,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44838,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44829\/revisions\/44838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44836"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}