{"id":44882,"date":"2017-11-26T12:18:30","date_gmt":"2017-11-26T11:18:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44882"},"modified":"2017-11-26T12:18:30","modified_gmt":"2017-11-26T11:18:30","slug":"rw-khayre-oo-magacaabay-wasiirka-gashaandhiga-xilkana-ka-qaaday-wasiirkii-diinta-awqaafta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=44882","title":{"rendered":"RW Khayre oo Magacaabay Wasiirka Gashaandhiga, Xilkana Ka Qaaday Wasiirkii Diinta &#038; Awqaafta"},"content":{"rendered":"<p>26 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaraaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0Xasan Cali Khayre ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku magacaabey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashandhigga, kaasi oo loo magacaabay \u00a0Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44883\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a3.png\" alt=\"23a3\" width=\"521\" height=\"329\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a3.png 740w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a3-300x190.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a3-292x185.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a3-638x403.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 521px) 100vw, 521px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka cusub ee \u00a0Gaashaandhigga \u00a0ee lamagacaabey Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan waxaa uu hore u ahaa Safiirka Somaliya u fadhiya wadanka Turkuga, waxaana uu xilkan iska casilay bishii October ee Sanadkan.<\/p>\n<p>Dhanka\u00a0kale Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre \u00a0waxaa xilkii looga qaadye Wasiirkii Aw-qaafta iyo Arrimaha\u00a0Diinta iyo\u00a0 Dr Iimaan C\/laahi Cali, waxaana xilka si kumeel gaar ah u sii haynaya Wasiiru Dowlaha Wasaaraddaasi C\/xakiin Xuseen Ashkir.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-44884\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a4.jpg\" alt=\"23a4\" width=\"501\" height=\"295\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a4.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a4-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a4-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/11\/23a4-638x376.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 501px) 100vw, 501px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in xil ka qaadista Wasiirka Aw-qaafta iyo Arrimaha Diinta ay la xiriirto arrimo ku saleysan awood qeybsiga beelaha.<\/p>\n<p>Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa xilalka dowladda u hela qaab awood qeybsi, waxaana\u00a0muuqata in xil ka qaadista Wasiirkan iyo magacaabista Wasiirka Gaashaandhigga uu\u00a0ku salaysan yahay isu dheelitir qaabka awood qeybsiga.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>26 Nov 2017 (Puntlandes)\u00a0Ra\u2019iisul Wasaraaa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya \u00a0Xasan Cali Khayre ayaa wareegto uu soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44883,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-44882","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2821,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44882","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=44882"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44882\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44885,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/44882\/revisions\/44885"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/44883"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=44882"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=44882"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=44882"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}