{"id":45088,"date":"2017-12-02T15:54:42","date_gmt":"2017-12-02T14:54:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45088"},"modified":"2017-12-02T15:55:50","modified_gmt":"2017-12-02T14:55:50","slug":"sawirro-madaxweynaha-puntland-oo-safar-ugu-ambabaxay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45088","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Ambabaxay Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo\u00a0 ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 02 December\u00a0 2017 safar shaqo ugu ambabaxay magaalada Muqdisho ee caasimadda dawladda Federaalka ah Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha iyo weftgiisa ayaa kahor intaanay ka anbabixin\u00a0 garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee Kanooko\u00a0 ayaa waxaa kusii sagootiyay madaxwayne kuxigeenka dawladda\u00a0 Puntland Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar \u00a0Camay \u00a0iyo madax katirsan golayaasha dawladda Puntland, saraakiiisha ciidamada iyo saraakiil katirsan madaxtooyada Dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Dawladda Puntland ayaa magaalada Muqdisho waxa uu kaga qaybgelidoonaa shirka amniga qaranka, kaas oo ka furmidoona magaalada Muqdisho, shirkaas oo ay kasoo qayb geli doonaan madaxda dawladda xubanaha ah Dawladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha Dawladda Puntland\u00a0 Dr. Cabdiweli Maxamed ali Gaas ayaa kahor inta aanu ka anbabixin garoonka diyaarahada magaalada Garoowe ee kanooko, ayaa waxaa uu lahadlay warbaahinta \u00a0isaga oo kawarbixinaya safarkiisa maanta uu ugu anbabaxay Muqdisho\u00a0 waxaana uu yiri madaxweynuhu<\/p>\n<p>\u201d<strong>waxaan kusocdaa Muqdisho oo aan kaga qaybgalayo shir ay isugu imanayaan beesha caalamka iyo madaxda soomaalida, iyo sidoo kale shirkii amniga qaranka oo arimaha ugu muhiimsan oo looga hadlayo ay noqon doonto nabdgelyada dalka, xasilinta iyo geedi socodka dawladnimadda soomaaliya, shirkaas oo labada maalmood ah, kabacdinawaxaa dhici doona shirkii beesha caalamka iyo madaxda soomaalida oo dhammaandoona bisha 5teeda ah, kabacdina inshaa allaahu waxaan rajaynayaa in aan si nabad gelya ah usoo laabano, waxaan idinkula dardaarmayaa \u00a0in laga shaqeeyo lana taageero nabadgelyada iyo horumar, guul baan diin rajaynayaa<\/strong><strong>\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Ugu danbayn, Madaxwaynaha Dawladda Puntland\u00a0 DR. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftiha balaadhan ee uu hogaaminayo ayaa maalmaaha fooda inaku soo haya ku sugnaan doona magaalada Muqdisho, kadibna dalka dib ugu soo laaban doona.<\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-106600\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7911-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7911-1.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7911-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7911-1-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7911-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"625\" height=\"417\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-106601\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7912.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7912.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7912-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7912-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7912-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"621\" height=\"415\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-106602\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7913.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7913.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7913-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7913-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7913-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"613\" height=\"409\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-106603\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7914.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7914.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7914-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7914-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7914-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"611\" height=\"408\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-106604\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7918-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7918-1.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7918-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7918-1-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7918-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"607\" height=\"405\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-106605\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7919-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7919-1.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7919-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7919-1-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7919-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"605\" height=\"404\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter  wp-image-106606\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7920-1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 800px) 100vw, 800px\" srcset=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7920-1.jpg 800w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7920-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7920-1-768x513.jpg 768w, http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/5I2A7920-1-160x107.jpg 160w\" alt=\"\" width=\"597\" height=\"399\" \/><\/strong><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo\u00a0 ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45090,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45088","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1403,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45088","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45088"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45092,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45088\/revisions\/45092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45090"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}