{"id":45139,"date":"2017-12-04T07:46:59","date_gmt":"2017-12-04T06:46:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45139"},"modified":"2017-12-04T07:46:59","modified_gmt":"2017-12-04T06:46:59","slug":"sawirro-madal-looga-doodayey-horumarada-iyo-caqabadaha-ka-jira-dib-u-habaynta-maamulka-dowliga-ah-oo-la-soo-gabagabeeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45139","title":{"rendered":"Sawirro: Madal looga doodayey  horumarada iyo caqabadaha ka jira dib u habaynta maamulka dowliga ah oo la soo gabagabeeyey"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\"><b>Muqdisho, 04, Dec, 2017\u2026<\/b>Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay\u2019adaha Dowladda (Capacity Injection Project CIP) ayaa maanta\u00a0 lagu soo gabagabeeye Hotel Royal Palace. Madshan oo looga doodayey horumarada iyo caqabadaha haysta Maamulka guud ee Hay\u2019adaha Dowliga ah ayaa waxaa ka soo qayb galay maamul goboleedyada dalka, wasaaradaha dowladda, aqoon yahano ka kala socday dalka dibadiisa iyo gudihiisa iyo qaybaha bulshada rayidka ah.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">Waxyaalaha kulankaan looga dooday ayaa waxaa ka mid ah:<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNoSpacing\">1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Dhisidda hey\u2019adaha dawliga ah oo adkaysi u leh marxaladaha isbedelada badan ee dalka jira.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNoSpacing\">2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Tayada hey\u2019daha dawliga ah oo lagu cabirayo waxqabad, la qabsigooda iyo Xasiloonidooda (heer Federaal iyo heer maamul goboleedba).<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNoSpacing\">3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Doorka haweenku ku leeyihiin maamulka guud iyo shaqooyinka hey\u2019daha dawladda.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">Ugu horeynta Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha mudane Saalax Axmed Jamac oo furitaanka shirka khudbad ka jeediyey ayaa ku dheeraday heerarka kala duwan ee ay soo mareen dhisida Hay\u2019adaha dowliga kuwaas oo laf dhabar u ah horumar balaaran ee wadan ku talaabasado<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">\u201cShirkaan waa ka duwan yahay shirarka kale oo qabsooma, ujeedkiisuna waa inaan la imaano madal (Forum) looga doodado horumarada shaqaluhu ay sameeyaan, shirkaan wuxuu la xariiraa maamulka iyo maareynta, ee maahan mid saiyaasadeed, waxaan labada malin ee uu socda looga\u00a0 doodi doonaa meesha\u00a0 aan ka nimid iyo halka aan higsanayno, dalka horumarkiisu waa mid ku xiran in la helo\u00a0 shaqaale carbisan oo leh hufnaan, karti iyo aqoon, taas ayaa ka turjumaysa sidii aan u gaari lahayn Qorshaha Horumarinta Qaranka\u00a0 oo waxyaalaha dowladdu qabanayso mudnaanta u kala leh\u201d ayuu yiri Wasiir Salaax<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">Xiriiryaha Mashruuca Tayeynta Hay\u2019adaha\u00a0 Dowladda (CIP) ahna qaban qaabiyaha madashan Xassan Dirie ayaa dhankiisa sheegay in madashaan ay tahay tii ugu horaysay ee dalka ka dhacda, waxaana ay noqon doontaa mid si joogta ah loo qabto sanad kasta iyadoo hada ka dib lagu soo bandhigi doono daraasad laga soo sameeyey hay\u2019adaha dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">Gabgabadii Madasha ayaa waxaa qodobadii ka soo baxay saxaafada u akhriyey Agaaismaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxman Yusuf Al-cadalah.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoListParagraphCxSpFirst\">1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Ka qaybgalayaashu waxay isla garteen baahida loo qabo in lahelo sharciyo iyo siyaasado qeexan oo kala xadidaya siyaasadda iyo maamulka hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Madashu waxay soo jeedinaysaa in ahmiyad gaar ah la siiyo in masuul kasta oo loo magcaabayo xil lagu taxgaliyo inuu xirfad u leeyahay shaqada uu qabanayo.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0In maamulada kala gadisan ee heer federal iyo heer mamaul goboleed ay kala fa\u2019iidaystaan xirfadaha iyo waayo aragnimada dhexdooda ah.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">4.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Madashu waxay isla garatay baahida loo qabo in la kordhiyo tayada iyo xirfadaha shaqaalaha ka howlgala hay\u2019adaha kala gadisan ee dowliga ah.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">5.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Madashu waxay ku boorinaysaa xarumaha waxbarashada sare ee dalka in ay ku saleeyaan manahajyadooda baahida xirfadeed ee ka jirta dalka isla markaan ay dib u qiimeeyaan tayada ardayda ay soo saarayaan.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">6.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Madashu waxay isla garatay ahmiyada ay leedahay in muwaadin kasta oo Soomaaliyeed ee xirfad la\u2019ah uu ka shaqayn karo dalka oo dhan aana laguna xadididin gobol iyo degaan gooni ah, badalkeedana loo tixgaliyo xirfada uu u leeyahay shaqda.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoListParagraphCxSpMiddle\">7.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Ka qayb galayaashu waxay soo jeediyeen in la joogteeyo shirarka noocaan ah iyadoo la isku raacay in sanadkiiba mar la qabto, shirkaan midka xigana waxaa loo qorsheeyey in la qabto October 2018.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoListParagraphCxSpLast\">8.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Ka qayb galayaashu waxay adkeeyeen muhiimada ay leedahay ilaalinta xuquuda shaqaalaha iyo u dhamaytirida qalab iyo xafiisyo ku filan oo ay ku gutaan waajibaadkooda shaqo.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\">Ugu danbayn madashu waxay u mahadcelisay Bangiga Aduunka oo fududeeyey qabsoomida kulankaan, Xooghayaha Joogtada Xafiiskak Ra\u2019iisul \u00a0Wasaaraha, Howlwadeenada Mashruuca Tayeynta Hay\u2019adaha Dowladda, gudiga shaqaalaha rayidka ah, Wasaaradda shaqada iyo arimaha bulshada, oo dhamaantood suuragaliye qabsoomiada Madashaan, waxaa sidoo kale u mahadcelinaysaa aqoonyahanada talooyinka ka soo jeediyey iyo masuuliyiinta heer federaal iyo heer maamul goboleed ee ka soo qayb galay Madashan kuna soo siyaadshay khibrad lixaad leh intii ay socotay.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-gmail-MsoListParagraph\"><b>\u00a0&#8212;&#8211;DHAMAAD&#8212;-<\/b><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45140\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1.jpg\" alt=\"19\" width=\"605\" height=\"454\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/19-1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 605px) 100vw, 605px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45141\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2.jpg\" alt=\"20\" width=\"608\" height=\"456\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/20-2-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 608px) 100vw, 608px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/21-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45142\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/21-1.jpg\" alt=\"21\" width=\"609\" height=\"406\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/21-1.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/21-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/21-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/21-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/21-1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/21-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 609px) 100vw, 609px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45143\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-1.jpg\" alt=\"22\" width=\"611\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-1.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/22-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 611px) 100vw, 611px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45144\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-1.jpg\" alt=\"23\" width=\"611\" height=\"407\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-1.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 611px) 100vw, 611px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45145\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24-1.jpg\" alt=\"24\" width=\"612\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24-1.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24-1-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/24-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 612px) 100vw, 612px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/25-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45146\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/25-1.jpg\" alt=\"25\" width=\"606\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/25-1.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/25-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/25-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/25-1-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/25-1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/25-1-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/25-1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45147\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1.jpg\" alt=\"26\" width=\"608\" height=\"456\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1.jpg 2200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/26-1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 608px) 100vw, 608px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45148\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1.jpg\" alt=\"27\" width=\"607\" height=\"455\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1.jpg 2200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/27-1-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 607px) 100vw, 607px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 04, Dec, 2017\u2026Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay\u2019adaha Dowladda (Capacity Injection Project CIP) ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45146,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45139","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1173,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45139","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45139"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45139\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45149,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45139\/revisions\/45149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45146"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45139"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45139"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45139"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}