{"id":45196,"date":"2017-12-05T13:04:05","date_gmt":"2017-12-05T12:04:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45196"},"modified":"2017-12-05T13:10:04","modified_gmt":"2017-12-05T12:10:04","slug":"akhriso-nuxurka-khudbadihii-laga-jeediyay-maalintii-labaad-shirka-ka-socda-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45196","title":{"rendered":"Akhriso: Nuxurka Khudbadihii laga jeediyay Maalintii Labaad shirka ka socda Muqdisho (Sawirro)"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Muqdisho maalintii Labaad ka soconaya wejigii 2-aad shirkii London ee arrimaha Soomaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda Soomaaliya,kuwa dowlada Goboleedyada iyo saaxiibada beesha Caalamka,waxaana lagu wadaa in maanta la soo gaba gabeeyo iyadoo Warmurtiyeed laga soo saari doono.<\/p>\n<p>Hadaba Shirka oo haatan socda ayaa waxaa laga jeediyay khudbado kala duwan oo aad muhiim u ah, waxaan ka soo qaadan doonaa nuxurka Khudbadahaasi, waxaana khudbadii ugu horeysay jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka hadlay Hormaro badan oo dhinaca dhaqaalaha iyo amniga ah oo dowlada sanadkan ay ku talaabsatay, Federaalka, Qorshaha Doorashada 2020 iyo Xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada hoostaga<\/p>\n<p>\u201cHormaro badan ayaan ka sameynay dhinaca Amniga iyo Dhaqaalaha, waxaa naga go\u2019an inaan hirgalino Federaalka, Doorashada 2020 waa mida ugu muhiimsan Siyaasadeena waxaana socda wadatashiyada la xiriira sida ay u dhacayso doorashada, Xiriirka dowlad goboleedyada waa hagaajinay waxaana jirta wadashaqeyn wnaaagsan\u201d ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa isna jeediyay khudbad uu kaga hadlay arimo badan waxaana ka mid ahaa Miisaaniyadda Dowlada uu sheegay in lagu hormarinayo adeega Bulshada iyo in Canshuurta shacabka laga qaado oo lagu dhisayo Dugsiyo Waxbarasho<\/p>\n<p>\u201cMuda kadib Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2018 ayaa lagu hormarinayaa adeega Bulshada, Canshuurta shacabka Soomaaliyeed ayaa loogu dhisayaa Iskuulo waxbarasho, Waddanka hore ayuu socdaa\u201d ayuu yiri R\/wasaare Khayre.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ka hadlay shirka qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay si Kala dambeyntii iyo Sharcigii dalka loo soo celiyo in muhiim ay tahay in la dhameystiro Dastuurka<\/p>\n<p>\u201cKala dambeyntii iyo sharcigii si loosoo celiyo waxaa loo baahan yahay in Dastuurka dalka la dhameystito, waxaa socda wada hadalo, waa in laga wada qeybgalo lana xoojiyo\u201d ayuu yiri Cabdiweli Gaas<\/p>\n<p>Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay saameynta ka dhalata Fatahaadaha wabiga iyo Abaarta, isagoo sheegay in loo baahan yahay qorshe wax looga qabto.<\/p>\n<p>\u201cCaqabada na haysata waa fatahaada wabiga, sidoo kale Abaarta waa dhibaato na heysata waxaan u baahanahay inaan ka faa\u2019iideysano wabiga oo keyd loo sameeyo, Kaliya markii ay Abaar dhacdo maaha in la gurmado,waxaan u baahanahay qorshe ku talagal ah oo wax looga qabto Abaaraha iyo ka Faa\u2019iidaysi la\u2019aanta Wabiga\u201dayuu yiri Shariif Xasan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ka hadlay shirka ayaa codsaday in la taageero heshiiska ay wada galeen Galmudug iyo Ahlu sunna<\/p>\n<p>\u201cGalmudug hadii aan nahay waan dambeynaa waa in nala taageeraa, Ahlusuna ayaan la heshiinay Waxaan u bahanahay in nala caawiyo\u201d ayuu yiri Xaaf.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka hadlay meesha ay marayaan howlaha dastuurka.<\/p>\n<p>\u201cDib u eegista dastuurka waa hab aad muhiim u ah, si hufan ayaan howsha u wadnaa waxaan tagnay xarumaha dowlad goboleedyada iyo Muqdisho oo aan ku qabanay wadatashiyo Bishii May waxaan la kulanay wasiirada dowlad goboleedyada ee dastuurka\u201dayuu yiri C\/raxmaan Xoosh Jibriil<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Saciid ( Juxa) oo markiisa hadalka qaatay ayaa ka hadlay hanaanka qaran ee dib u heshiisiinta iyo khilaafaad badan oo guulo laga gaaray<\/p>\n<p>\u201cWadahalo badan ayaa qaadanay hadii ay ahaan lahaayeen shirarkii madaxda qaranka iyo dowlad goboleedyada, waxaan qabanay shir hanaanka Qaran ee dib u heshiisiinta kaasoo ay ka soo baxeen guulo la taaban karo, Khilaafaadka hada hormaro ayaa laga sameeyay si gaar ah wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna, waxaan kale oo aan wax ka qabanay dhismaha dowladaha hoose ee dalka\u201d ayuu yiri Wasiir Juxa.<\/p>\n<p>Jamaal Xasan Wasiirka Qorsheynta ayaa sheegay in la bilaabay qorshe looga feejignaanayo inay soo laabtaan abaarihii iyo dhibaatooyinkii kale ee saameeyay shacabka .<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xaqiijinay in dhibaato mar dhacdaa inaanay soo laaban Qorshaheeda, sida abaarihi dhacay sanadkii hore ilaa sanadkan bartamahiisa,waxaan sameynay qorshaha Taageerada hadii ay ahaan laheyd midka fog iyo kan dhow si looga faa\u2019ideysto kaalmada Bani\u2019aadannimo iyo mida Hormarinta, qorshaha hormarinta Qaranka si joogta ah ayaan uga wadatashanaa anagga iyo dowlad goboleedyada\u201d. Ayuu yiri Mudane Jamaal<\/p>\n<p>Xaliimo Yarey, oo ah Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Qaranka ayaa sheegtay in la bilaabay diiwaan galinta Xisbiyada iyo diyaarinta habka diiwaanka Codeeyeyaasha.<\/p>\n<p>\u201cGudiga doorashada qaranka waxaa uu Diyaariyay qorshe Howleedka, waxaa ka mid ah bilaabida diiwaan galinta Xisbiyada, waxaa diiwaan galinay 7 xisbi, waxaa kale oo aan diyaarinay habka diiwaanka codeeyaasha\u201d ayay yiri Xaliimo Yareey.<\/p>\n<p>Wasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya Deeqa Yaasiin ayaa sheegtay inay ay sameeyeen siyaasadii lagu dhisi lahaa Guddiga Xuquuqul Insaanka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sameynay siyaasadii dhisida guddiga Xuquuqul Insaanka,waxaana u qoondeenay in lagu qeybiyo 50% Raga iyo 50% Haweenka waxaana ku jira dadka Naafada ah, waan sii wadeynaa sameynta Siyaasadaha Muhiimka u ah ilaalinta Xuquuqda dadweynaha\u201dayay yiri Wasiirka Haweenka.<\/p>\n<p>Sidoo kale madasha waxaa khudbado ka jeediyay wakiilada beesha caalamka ee shirka ka qeyb galaya waxaana ka mid Safiirka dowladda Sweden ee Soomaaliya Mikael Lindvall oo sheegay in Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay ay ku guuleysatay waxyaabo badan<\/p>\n<p>\u201cWaxyaabaha Soomaaliya ay ku guuleysatay waxaa ka mid ah ka qeybgalinta Siyaasadda ee Haweenka,shirkan waxaa uu muujinayaa hormarka Soomaaliya,Ilaalinta xuquuqda Aadanaha waa muhiim, waa in xooga la saaro qabsoomida doorashada 2020, Dowladeyda waxa ay garab istaageysaa dadka iyo dowladda Soomaaliya,waxaan goaansanay inaan dib eegno taageeradeena, si aan kor ugu qaadno Hormarka ka socda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Maxamed Cali Guyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Soomaaliya ayaa Ra\u2019iisul wasaare Kheyre kaga mahad celiyay doorkii uu ka qaatay wada hadalada Galmudug iyo Ahlu sunna, isagoo sidoo kale ka hadlay doorashada iyo arimo kale<\/p>\n<p>\u201cWaxaan kaaga mahad celinayaa Ra\u2019iisulwasaare ka qeyb qaadashada wadahadalkii Galmudug iyo Ahlusunna, Doorashada 2020 qabsoomideeda qof iyo cod waa muhiim\u201d<\/p>\n<p>Ujeedka guud ee shirkan ka socda magaalada Muqdisho ayaa ah in dowladda Soomaaliya ay soo bandhigto waxyaabihii uga qabsoomey shirkaasi oo wejigiisa koowaad ka dhacay magaalada London ee xarunta Dalka Brtian bishii May ee sanadkan 2017.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_121004.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45200\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_121004.jpg\" alt=\"IMG_20171205_121004\" width=\"653\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_121004.jpg 1200w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_121004-300x172.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_121004-768x439.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_121004-1024x585.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_121004-292x167.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_121004-638x365.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 653px) 100vw, 653px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45201\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913.jpg\" alt=\"IMG_20171205_120913\" width=\"652\" height=\"489\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913-768x576.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120913-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 652px) 100vw, 652px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120946.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45202\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120946.jpg\" alt=\"IMG_20171205_120946\" width=\"653\" height=\"526\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120946.jpg 464w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120946-300x242.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120946-292x235.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120946-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 653px) 100vw, 653px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120812.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45203\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120812.jpg\" alt=\"IMG_20171205_120812\" width=\"660\" height=\"320\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120812.jpg 1265w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120812-300x145.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120812-768x372.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120812-1024x496.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120812-292x141.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120812-638x309.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120857.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45204\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120857.jpg\" alt=\"IMG_20171205_120857\" width=\"659\" height=\"525\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120857.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120857-300x239.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120857-768x611.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120857-1024x815.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120857-292x232.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120857-638x508.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_120857-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 659px) 100vw, 659px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45183\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32.png\" alt=\"32\" width=\"656\" height=\"437\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32.png 1022w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-768x512.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-292x195.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-638x425.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/32-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa magaalada Muqdisho maalintii Labaad ka soconaya wejigii 2-aad shirkii London ee arrimaha Soomaliya, kaasi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1295,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45196"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45207,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45196\/revisions\/45207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}