{"id":45222,"date":"2017-12-05T22:20:36","date_gmt":"2017-12-05T21:20:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45222"},"modified":"2017-12-05T22:52:18","modified_gmt":"2017-12-05T21:52:18","slug":"dowlada-soomaaliya-maraykanka-oo-kala-saxixiday-heshiis-ku-kacaya-300-malyan-oo-dollar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45222","title":{"rendered":"Dowlada Soomaaliya &#038; Maraykanka oo kala saxixiday heshiis ku kacaya 300 Malyan oo dollar"},"content":{"rendered":"<p>05 Dec 2017 (Puntlandes) Hey\u2019adda (USAID) oo wakiil ka ah Mareykanka ayaa heshiis horumarineed la saxiixatay dawladda Fadaraalka Soomaaliya, Heshiiska oo loogu magacdaray (DOAG) ayaa saxiixiisa waxaa goobjoog ka ahaa Ra\u2019isul wasaare Xasan Cali Kheyre, Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed iyo Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle.<\/p>\n<p>Dhanka Mareykanka waxaa joogay ku xigeenka USAID ee qaarada Afrika Julie Koenen iyo\u00a0 safiirka Mareykanka Martin Dale.<\/p>\n<p>Heshiiskan waxaa uu ka dhigan yahay kii ugu horeeyay ee labada dhinac ay galaan muddo 30 sano ka badan waana barnaamijkan lagu xoojinayo dowladnimada Soomaaliya, xasiloonida iyo dimoqoraadiyadda.<\/p>\n<p>Waxyaabaha dowladda federaalka laga taageerayo waxaa ka mid ah dowlad wanaagga, maamulka, waxbarashada, kobaca dhaqaalaha iyo howlaha lagu horumarinayo nabadda iyo xasiloonida dalka. Howlaha uu heshiiska dhigayo waxaa la fulinayaa iyada oo ay ka wada shaqeyn-doonaan dowladda federaalka ah.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Mareykanka, waxaa ay aad u taageereysaa dadaallada xukuumadda Soomaaliya ee lagu soo celinayo xasiloonida, dowlad wanaagga, kobaca dhaqaalaha iyo waxbarashada\u201d sidaa waxaa yiri Julie Koenen.<\/p>\n<p>\u201c Waxaan rumeysanay in heshiiskan uu ka tarjumayo sida ay nooga go\u2019antahay garab istaagista sidii ay Soomaaliya dib ugu soo noqon laheyd iyo in la helo hadaf horumarineed oo fog\u201d sidaasi waxaa yiri\u00a0Martin Dale isaga oo intaasi raaciyay \u201d\u00a0Heshiiskan waxaa ay ka dhigan tahay iskaashi ballaaran oo dhex-mara Mareykanka iyo Soomaaliya, waxaan ballan-qaadeynaa in aan taageerno himilada shacabka Soomaaliyeed ay ku heli lahaayeen horumar\u201d.<\/p>\n<p>Wasiirka Qorsheynta ee Soomaaliya\u00a0\u00a0Jamaal Maxamed ayaa sheegay in maanta uu goobjoog ka ahaa heshiis ay dalka Mareykanka 300 oo Milyan oo doolar la saxiixdeen, kaas oo loogu talo-galay in\u00a0 wax looga qabto horumarka Soomaaliya.<\/p>\n<p>2011-kii, \u00a0USAID \u00a0waxaa ay in ka badan \u00a0$1.3 billion ku qarash-gareeysay arrimaha banii\u2019aadnimada iyo $328 million o arrimaha horumarka ah.<\/p>\n<p>Daawo sawirrada<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161405.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45225\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161405.jpg\" alt=\"IMG_20171205_161405\" width=\"644\" height=\"429\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161405.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161405-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161405-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161405-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161405-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161405-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161405-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 644px) 100vw, 644px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161357.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45226\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161357.jpg\" alt=\"IMG_20171205_161357\" width=\"647\" height=\"431\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161357.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161357-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161357-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161357-1024x683.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161357-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161357-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_161357-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 647px) 100vw, 647px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_221603.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45224\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_221603.jpg\" alt=\"IMG_20171205_221603\" width=\"645\" height=\"860\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_221603.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_221603-225x300.jpg 225w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_221603-292x389.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/IMG_20171205_221603-638x851.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>05 Dec 2017 (Puntlandes) Hey\u2019adda (USAID) oo wakiil ka ah Mareykanka ayaa heshiis horumarineed la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45224,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45222","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1421,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45222"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45230,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45222\/revisions\/45230"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45224"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}