{"id":45302,"date":"2017-12-09T17:00:20","date_gmt":"2017-12-09T16:00:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45302"},"modified":"2017-12-09T17:01:19","modified_gmt":"2017-12-09T16:01:19","slug":"ciyaartooyda-koofur-galbeed-oo-1-0-uga-badiyay-kuwa-hirshabelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45302","title":{"rendered":"Ciyaartooyda Koofur Galbeed oo 1-0 uga badiyay kuwa Hirshabelle"},"content":{"rendered":"<p>09 Dec 2017 (Puntlandes)\u00a0Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo maanta galay maalintii labaad ayaa waxaa ciyaari ku dhex martay Ciyaartooyda labada dawlad Goboleed ee Koofur Galbeed iyo Hirshabelle.<span id=\"more-2611\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45303\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6.jpg\" alt=\"41b6\" width=\"516\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6.jpg 1600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 516px) 100vw, 516px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Daawashada ciyaartan oo ay goobjoog ka ahaayeen labada Madaxweyne ee Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo weliba Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga dowlada federalka Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa waxaa ay guushu ku raacday 1-0 Ciyaartooyda\u00a0Koofur galbeed.<\/p>\n<p>Ciyaarta ayaa qeybtii hore ku soo dhamaatay goolal la\u2019aan hase yeeshee qeybtii dambe ee ciyaarta ayaa ciyaartoyda Koofur Galbeed waxa ay dhaliyeen goolkii guusha.<\/p>\n<p>Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo shalay bilaamay ayaa waxa uu si rasmi ah uga furmay garoonka kubbada cagta ee Koonis Stadium ee magaalada Muqdisho waxaana wada ciyaaray Ciyaartooyda\u00a0Banaadir iyo Jubbaland, iyadoo ay 2-1 ku badiyay xulka Banaadir.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_bottom td_uid_4_5a2bf4ae80b07_rand td_block_template_4\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>09 Dec 2017 (Puntlandes)\u00a0Tartanka ciyaaraha dowlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo maanta galay maalintii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1162,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45304,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45302\/revisions\/45304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45303"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}