{"id":45307,"date":"2017-12-10T16:32:44","date_gmt":"2017-12-10T15:32:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45307"},"modified":"2017-12-10T16:55:42","modified_gmt":"2017-12-10T15:55:42","slug":"golaha-aqalka-sare-oo-ansaxiyey-xubin-kamid-noqonaya-gudigga-dib-u-eegista-dastuurka-kmg-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45307","title":{"rendered":"Golaha Aqalka Sare oo Ansaxiyey Xubin kamid noqonaya Gudigga Dib-u-eegista Dastuurka KMG ah"},"content":{"rendered":"<p>10 \u00a0Dec 2017 (Puntlandes)\u00a029 Mudane ayaa codka kalsoonida siiyey Abuukaate Muumino Sheekh Cumar, taas oo Xubin ka noqoneysa Gudiga Dib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka kadib hortagitaankeedii Golaha Aqalka Sare.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b7.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-45308\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b7.png\" alt=\"41b7\" width=\"537\" height=\"302\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b7.png 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b7-300x169.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b7-292x164.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b7-638x359.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b7-400x225.png 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 537px) 100vw, 537px\" \/><\/a><\/p>\n<div dir=\"auto\">Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Bukhaari ayaa sheegay in sirasmi ah Abuukaate Muumino Sheekh Cumar ay uga mid noqotay Gudiga Qaabilsan Arrimaha Dastuurka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Ansixinta xubnaha Golaha Aqalka sare ee dalka Kadib ayaa halkaasi lagu dhaariyey Muumino Sh Cumar oo kamid noqotay Guddiga qaabilsan Arrimaha dastuurka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Gudoomiyaha Gudiga Dib-u-eegista Dastuurka ee Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xasan Cawaale ayaa Guul ku tilmaamay in Gudigoodu hello qof aqoon dheer u leh Arrimaha Dastuurka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Dhanka kale waxaa Golaha Aqalka Sare hortagay oo Warbixin laga dhageystay guddoomiyaga Gudiga dib-u-heshiinsiinta Qaranka, Ismaaciil Macalin Muuse.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">\u201cWaxaan tagnay meelo badan oo Soomaaliya ah runtii intii uu Gudigan jiray waxaan qabanay Shaqooyin badan, waxaase naga horyimid caqabado muuqda markaasna aanan anaku awood buuxda u laheyn, waxaa Qorsha gudiga Bid-u-heshiinsiint Qorshahiisa kamida in Deegaanadda Al Shabaab laga xoreeyo dib u heshiisiin laga sameeyo\u201dayuu yiri Ismaaciil Macalin Muuse<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Sanatarada Golaha Aqalka Sare ayaa intaas kadib soo jeediyey in Gudiggan Dib-u-heshiisiinta lataageero cabashooyinkoodana laxaliyo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Puntlandes.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 \u00a0Dec 2017 (Puntlandes)\u00a029 Mudane ayaa codka kalsoonida siiyey Abuukaate Muumino Sheekh Cumar, taas oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45308,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45307","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1332,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45307","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45307"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45307\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45309,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45307\/revisions\/45309"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45308"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45307"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45307"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45307"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}