{"id":45451,"date":"2017-12-14T08:15:59","date_gmt":"2017-12-14T07:15:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45451"},"modified":"2017-12-14T08:15:59","modified_gmt":"2017-12-14T07:15:59","slug":"weerar-ismiidaamin-ah-oo-lagu-qaaday-dugsiga-tababarka-booliska-jeneraal-kaahiye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45451","title":{"rendered":"Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday Dugsiga Tababarka Booliska Jeneraal Kaahiye"},"content":{"rendered":"<p>14\u00a0 Dec 2017 (Puntlandes)\u00a0Weerar ismiidaamin ah aya saaka lagu qaaday Dugsiga Tababarka Booliska Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, halkaasoo Ciidamada Booliska ka wadeen u diyaar garowga maalinta aasaaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee 20 December.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/43b4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-45452\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/43b4.jpg\" alt=\"43b4\" width=\"645\" height=\"502\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/43b4.jpg 645w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/43b4-300x233.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/43b4-292x227.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/43b4-638x497.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/43b4-100x78.jpg 100w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/43b4-80x63.jpg 80w\" sizes=\"auto, (max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qof xirnaa jaakadaha qarxa ayaa soo dhex galay Ciidamada oo safaf ku jiray, isla markaana gaardinayay, iyadoo mar kaliya la maqlay qarax weyn.<\/p>\n<p>Warar horudhac ah ayaa sheegaya in dhimashada ay ka badan tahay shan ruux, halka dhaawacana uu gaarayo tobaneeyo ruux.<\/p>\n<p>Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in qofka qaraxa ismiidaaminta fuliyay uu xirnaa dharka Ciidamada Booliska.<\/p>\n<p>Alshabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyada weerarka ismiidaaminta ee ka dhacay Barxada Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye.<\/p>\n<p>Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa maalmahan ku guda jiray diyaar garowga ku aadan xuska Maalinta aas aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ee 20-December.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14\u00a0 Dec 2017 (Puntlandes)\u00a0Weerar ismiidaamin ah aya saaka lagu qaaday Dugsiga Tababarka Booliska Jeneraal Kaahiye&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1349,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45451","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45453,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45451\/revisions\/45453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45452"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}