{"id":45454,"date":"2017-12-14T08:25:56","date_gmt":"2017-12-14T07:25:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45454"},"modified":"2017-12-14T08:25:56","modified_gmt":"2017-12-14T07:25:56","slug":"taliyaha-cxds-oo-maanta-gaalkacyo-ku-wajahan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45454","title":{"rendered":"Taliyaha CXDS oo maanta Gaalkacyo ku wajahan"},"content":{"rendered":"<p>14 Dec 2017 (Puntlandes) Saaka ayaa waxa caasimadda Puntland ee Garowe kasoo ambabaxay Taliyiha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdi wali\u00a0 Jaamac Warsame Gorod iyo Saraakiil uu horkacayo, isagoo ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-45339\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-2.jpg\" alt=\"23\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/23-2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Taliyaha iyo wafdigiisa ayaa gaalkacyo u tahaya sidii ay Nabadaynta guud ahaan Gobolka Mudug iyo gaar ahan magaalaga Gaalkacyo uga qayb qaadan lahaayeen.<\/p>\n<p>Taliye Gorod ayaa waxaa wafdigiisa ka mid ah saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidanka xoogga, Agasimaha wasaaradda Gaashandhigga prof Sonkor iyo Taliyaha Ciidan Daraawiishta dawladda Puntland Gen Siciid Dheere, waxaa kale oo qayb ka wafdiga Gaalkacyo xildhibaano Federal ah iyo kuwo Puntland ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxa la filayaa inay Gaalkacyo yimadaan ganacsato iyo waxgarad labada dhenac ee magaalada kasoo jeeda.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 Dec 2017 (Puntlandes) Saaka ayaa waxa caasimadda Puntland ee Garowe kasoo ambabaxay Taliyiha Ciidanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45339,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45454","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1048,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45454","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45454"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45454\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45455,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45454\/revisions\/45455"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45339"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45454"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45454"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45454"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}