{"id":45486,"date":"2017-12-15T17:12:43","date_gmt":"2017-12-15T16:12:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45486"},"modified":"2017-12-15T17:12:43","modified_gmt":"2017-12-15T16:12:43","slug":"puntland-oo-usoo-gudubtay-samifinalka-kadib-markii-ay-koofur-galbeed-bar-baro-la-gashay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45486","title":{"rendered":"Puntland oo usoo gudubtay Samifinalka kadib markii ay Koofur-Galbeed bar-baro la gashay"},"content":{"rendered":"<p>15 Dec 2017 (Puntlandes) Ciyaal kulul oo dhex martay xulalka kubbadda cagta ee Puntland iyo Koofur-Galbeed ayaa ku dhamaatay bar-baro 1-1 ah, waxaayna\u00a0 labada Kooxood u soo baxeen wareega 2-aad ee tartanka dowlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banadir.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45303\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6.jpg\" alt=\"41b6\" width=\"536\" height=\"357\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6.jpg 1600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-1024x682.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/41b6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 536px) 100vw, 536px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa goolka ku hormray xulka Koofur-Galbeed, iyadoo qeybtii hore ay ku soo dhammaatay 1-0. oo ay ku hogaaminaysay xulka Koofur Galbeed-Soomaaliya<\/p>\n<p>Ciyaartan ayaa ahayd mid aad u xiiso badan, waxaana ka so qeyb galay taageerayaal badan.<\/p>\n<p>Markii la isku soo laabtay cyaarta qeybtii dambe ayaa dadaal ay sameeyeen xulka Puntland waxaa u suurta gashay in ay goolka bar-bar dhaca ah dhaliyaan.<\/p>\n<p>Natiijada ciyaartan ayaa ka dhgaysa xulka Hirshabelle in uu noqdo xulkii ugu horeeyay ee tartankan ka hara, kadib markii labadii kulan ee ay hore u ciyaareen ay ka urursadeen hal dhibic oo qura.<\/p>\n<p>Xulka Puntland ayaa waxaa kulanka Semifinalka ah ay isku soo beegmeen xulka gobolka Banaadir halka xulka Koofurgalbeed uu la ciyaari doono xulkii soo badiya Galmudug iyo Jubaland.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 Dec 2017 (Puntlandes) Ciyaal kulul oo dhex martay xulalka kubbadda cagta ee Puntland iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1324,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45486"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45487,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45486\/revisions\/45487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45303"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}