{"id":4564,"date":"2014-12-01T20:56:33","date_gmt":"2014-12-01T19:56:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4564"},"modified":"2014-12-01T21:05:10","modified_gmt":"2014-12-01T20:05:10","slug":"daawo-video-hayadda-la-dagalanka-adis-ka-puntland-oo-sheegtay-in-tahriibku-qayb-ka-qaato-fidinta-adis","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=4564","title":{"rendered":"Daawo Video: Hay\u2019adda la-dagalanka ADIS-ka Puntland oo sheegtay in Tahriibku qayb ka qaato fidinta ADIS"},"content":{"rendered":"<p>Garowe(Pes) Maanta oo Isniin ah ayaa Garowe ku qabatay munaasibad lagu xusayo maalinta ADIS-ka caalamka oo ku beegan 1 da dec<br \/>\nGudoomiyaha hay\u2019ada la dagaalanka cudurka Aids-ka Puntland ee PAC Cabdiraxmaan Siciid Maxamuud Dhagaweyne ayaa sheegay inay la nool yihiin 873 ruux oo ku nool gudaha Puntland. Sidoo kale wuxuu sheegay inay u dhinteen 84 ruux. Gudoomiyuhu waxaa kale oo uu sheegay inay haatan daawooyin qaataan 421 qof oo ku sugan xarumaha lagu hayo dadka la nool Aids-ka.<br \/>\nCabdiraxmaan Siciid wuxuu sheegay fiditaanka xanuunkaan inuu ku yimid tahriibka dhalinyarada isagoo sheegay inay kasoo qaadaan saxaraha Libya. \u201c Dhalinyarada tahriibta ee uu qadsado Magafe ogaada waxaa lagusoo tallaalaa xanuunka Aids-ka,\u201d ayuu yiri Dhago weyne oo intaas ku daray inay sanadka 2015 dhulka xeebaha iyo xuduudaha kale ee Puntland ka furidoonaa 10 xarumood oo lagu baaro Aids-ka.<br \/>\nHoos ka daawo Cabdiraxmaan Dhagaweyne<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/vJgyPu2KgxA\" width=\"480\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe(Pes) Maanta oo Isniin ah ayaa Garowe ku qabatay munaasibad lagu xusayo maalinta ADIS-ka caalamka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4564","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1781,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=4564"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4566,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/4564\/revisions\/4566"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=4564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=4564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=4564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}