{"id":45657,"date":"2017-12-21T12:42:39","date_gmt":"2017-12-21T11:42:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45657"},"modified":"2017-12-21T12:42:39","modified_gmt":"2017-12-21T11:42:39","slug":"craxmaan-cshakuur-waa-dhamaatay-xilligii-qori-wax-lagu-maquuninayay-dalka-sharci-ayaa-ka-jira","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45657","title":{"rendered":"C\/raxmaan C\/shakuur \u201cWaa dhamaatay xilligii qori wax lagu maquuninayay, dalka sharci ayaa ka jira\u201d"},"content":{"rendered":"<p>21 Dec \u00a02017 (Puntlandes)\u00a0Siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur Warsame oo goor dhow shir jaraa\u2019id ku qabtay banaanka hore ee Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay guuleysatay Cadaaladda, kaddib markii maxkamadda ay go\u2019aamisay in aanu wax dambi ah laheyn, dibna loogu soo celiyay xoriyaddiisa.<span id=\"more-3456\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shakuur.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45578\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shakuur.jpg\" alt=\"shakuur\" width=\"624\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shakuur.jpg 2048w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shakuur-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shakuur-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shakuur-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shakuur-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shakuur-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/shakuur-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/a><\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sheegay in falkii lagu soo weeraray gurigiisa uu ahaa gardaro iyo dulmi, laguna laayay istaafkiisa, hantidiisana lagu bur buriyay, isla markaana ay dhamaatay qeybtii hore ee dacwada, ayna jirto qeybta labaad ee dacwada.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa rabaa inaan u mahad celiyo dhamaan intii dhinac istaagta arrinteyda, cadaaladda ayaa guuleysatay, dacwada qeybta hore ayaa dhamaatay qeybta dambe wey furmi doontaa oo aniga xaqa aan lahaa ahaa, cida igu soo been abuuratay beenteeda waa la caddeeyay\u201dayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur Warsame.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa ugu baaqay madaxda dowladda in dalka laga gudbay xilligii qori caaradii wax lagu maquunin lahaa, isla markaana aan dalka dib loo celinin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ugu baaqayaa madaxda dalka, waa laga gudbay xilligii qori caaradii wax lagu maquunin lahaa, dalkan xilli dib loo celiyay lama joogo, dastuurka iyo sharciga ayaa ka taliya, labada guddoonka Baarlamaanka ee Aqalka sare iyo Golaha shacabka, waxaa ugu baaqayaa inay sharciga la tiigsanaa cid walba oo sharciga ka hor timaada\u201dayuu yiri C\/raxmaan C\/shakuur.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay Xildhibaanada Baarlamaanka inay la xisaabtamaan cidii mas\u2019uuuliyadeeda gabtay.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur oo 49 jir ah ayaa horay u soo noqday Wasiirka Qorsheynta Xukuumaddii hore, sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa Musharaxiintii u tartantay xilka Madaxweynaha doorashadii uu ku guuleystay Madaxweyne Farmaajo 8-dii bishii February ee sanadkan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 Dec \u00a02017 (Puntlandes)\u00a0Siyaasiga C\/raxmaan C\/shakuur Warsame oo goor dhow shir jaraa\u2019id ku qabtay banaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45578,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1437,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45658,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45657\/revisions\/45658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45578"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}