{"id":45704,"date":"2017-12-23T11:44:30","date_gmt":"2017-12-23T10:44:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45704"},"modified":"2017-12-23T11:44:30","modified_gmt":"2017-12-23T10:44:30","slug":"madaafiic-hoobiyeyaal-oo-lagu-weeraray-madaxtooyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=45704","title":{"rendered":"Madaafiic Hoobiyeyaal oo lagu weeraray Madaxtooyada"},"content":{"rendered":"<p>23 \u00a0Dec \u00a02017 (Puntlandes) Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa maanta barqadii ku soo dhacay agagaarka Xarunta Madaxtooyada, iyadoo madaafiicdaas laga maqlayay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.<span id=\"more-3561\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/30a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-45705\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/30a3.jpg\" alt=\"30a3\" width=\"498\" height=\"280\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/30a3.jpg 678w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/30a3-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/30a3-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/30a3-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2017\/12\/30a3-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 498px) 100vw, 498px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qof goobjooge ah oo ku sugnaa xaafadaha ay madaafiicda ku soo dhaceen ayaa u sheegay warbaahinta in illaa saddex madfac ay ku soo dhaceen agagaarka 15 May iyo caga-dhiig oo u dhow Madaxtooyada Soomaaliaya.<\/p>\n<p>Lama soo sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay madaafiicda, iyadoo dadka deegaanka ee ku noolaa xaafada madaafiicda ku soo dhaceen argagax iyo cabsi la soo deristay.<\/p>\n<p>Alshabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyada weerarka madaafiicda ee lagu qaaday Madaxtooyada, waxaana warbaahinta afkooda ku hadlay ay sheegeen in 8 madfac ku weerareen.<\/p>\n<p>Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay laamaha ammaanka oo ku aadan madaafiicda ku soo dhacay xaafado ku dhow dhow Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>23 \u00a0Dec \u00a02017 (Puntlandes) Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa maanta barqadii ku soo dhacay agagaarka Xarunta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":45705,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-45704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1670,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45704","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=45704"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":45706,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/45704\/revisions\/45706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/45705"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=45704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=45704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=45704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}